Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Mustaqbalka laacibka kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham oo war ka soo kordhay inkastoo wararku ay sheegayeen inuu qarka u saaran yahay Real Madrid.

 Isniin: January 2023 Mustaqbalka laacibka kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham ayaa war kale oo cusub uu ka soo...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Jaamacadda Upeace oo ku deeqday 100 kun oo dhir ah, si ay u taageeerto hindisa dib u cagaareynta Soomaaliya

 Isniin: January 2023 Ololaha dhiraynta ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh ayaa taageero weyn kadib markii Jaamacadda Nabadda ee...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray dardargelinta qorshe howleedka sanadka cusub

 Isniin: January 2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed

 Isniin: January 2023 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

fashil ku yimid qorshaha wasiirkii hore amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ee ahaa abaabul uu ka bilaabo Gobolka Gedo

 Isniin: January 2023 Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu fashil ku yimid qorshaha wasiirkii hore ee...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo sharraxay sababta ka dambeysa xaaladda ka taagan Laasacaanood

 Isniin: January 2023 Guddoomiyaha golaha wakiilada Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegay in xaaladda...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay guulaha Amniga iyo Qorshaha 2023

 Isniin: January 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee  guulaha 7dii bilood ee lasoo dhaafay...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay afaafka hore ee saldhigga ciidamada cirka oo ku yaalla caasimadda Afghanistan ee Kabul.

 Isniin: January 2023 Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa  ka dhacay afaafka hore ee saldhigga ciidamada cirka oo...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Isimada dhaqanka Dhulbahante oo dhisay gollaha Hogaanka Jabhada SSC ee ka soo hor jeeda Maamulka Somaliland

 Isniin: January 2023 Golaha sare ee dhaqanka Dhulbahante oo  ka ambaqaadayna go’aankii shirkii Dhulbahante ee lagu gudoomiyay unuga...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka oo loogu looga hadlay xaalada magaalada Laascaanood oo ciidanka Somalilanday ku dileen dad shacab ah

 Isniin: January 2023 War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa loogu looga hadlay xaalada magaalada Laascaanood oo ciidanka...
QOL ContributorJan 2, 2023Jan 2, 2023
Read More
189190191192193