Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo goor dhawayd Alshabaab kala wareegay deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud.
Axad: JANUARY 1, 2023 Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa lagu soo warramaya inay maanta la...
Ciidamo milatariga Somaliland oo gudaha ugalay Xarumaha shirkadaha isgaadhsiinta SOMTEL, GOLIS Iyo TELESOM, laascaanood si loo Damiyo khadka inter-netka
Axad: JANUARY 1, 2023 Maanta oo Axad ah waxaa magaalada Laascaanood ka socda kacdoonka ay bulshada deegaanku uga...
Axmed Madoobe oo ku eedeeyay Senator Fartaag in uu dhaq-dhaqaaq ka dhan ah Jubbaland ka wado gobolka Gedo
Axad: JANUARY 1, 2023 Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal
Axad: JANUARY 1, 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray...
Ra’iisal wasaare Xamsa ”Waa lagama maarmaan in dib u qiimeyn lagu sameeyo Shaqaalaha dowladda”.
Axad: JANUARY 1, 2023 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray agaasimayaasha guud in...
Generaal Biixi oo ka hadlay halka ay marayaan howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta
Axad: JANUARY 1, 2023 – Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo goob fagaar ah...
Madaxweyne Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Karaash oo isiku qilaafay in Ciidamo iyo gaadiid dagaal loo diro Gobolka Sool magaalada laascanood
Axad: JANUARY 1, 2023 -Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in natiijo...
Weeraryahanka Real Madrid Vinicius oo weerar ku qaaday maamulka La Liga ka dib markii ay cunsuriyeeyeen kulankii shalay taageerayaasha kooxda Real Valladolid.
Axad: JANUARY 1, 2023 Weeraryahanka Real Madrid Vinicius Jr ayaa weerar ku qaaday maamulka La Liga ka dib...
Duqeymo ka dhacay caasimadda Ukraine xilli loo dabbaaldegayay sanadka cusub
Axad: JANUARY 1, 2023 Xilli saqdii dhexe ee xalay loo dabbaaldegayay sanadka cusub ayaa waxaa caasimadda Ukraine ka...
Garaad jaamac oo kamid ah isimada dhaqanka Gobolada Laascaanood oo Somaliland ugu baaqay inay deg deg uga baxaan magaalada Laascaanood
. Axad: JANUARY 1, 2023 Waxaa Xalay Warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Laascaanood Garaad jaamac garaad ismaaciil oo...