Mahdi Guuleed oo hay’adaha Amniga faray baaritaanka weerarkii liido
Mogadisho | QOL | August-17-2020–Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho...
Shil geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho
Mogadisho | QOL | August-17-2020–Shilkaan gaari ayaa waxaa uu ka dhacay Isgoyska Bakaaraha degmada Howl-Wadaag ee Gobolkan Banaadir, waxaana...
Booliiska Kenya oo xiray Xildhibaanno ka tirsan Aqalka Sare
Mogadisho | QOL | August-17-2020–Saddex xildhibaan oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka Kenya ayaa xalay la xiray, iyadoo...
Somaliland oo soo dhawaysay xiriirka loogu yeeray ‘Taarikhiga’ ee dhexmaray Imaaraadka iyo Israel.
Mogadisho | QOL | August-17-2020–somaliland oo iskeed ah ugu dhawaaqaday in ay go’aday Soomaaliya inteeda kale ayaa ku biirtay...
Turkiga oo cambaareeyay qaraxii & weerarkii ka dhacay Muqdisho
Mogadisho | QOL | August-17-2020–War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa lagu cambaareeyay weerarkii qaraxa ku bilaawday...
Taiwan oo Maanta Xafiis Diplumaasiyadeed ka furatay Hargeysa
Mogadisho | QOL | August-17-2020–Taiwan oo aamisan inay ka Go’day Dowladda Shiinaha ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay...
Kulamo horudhac u ah Shirka oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-17-2020–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb...
SAWIRO:- Mas’uuliyiin Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii liido
Mogadisho | QOL | August-17-2020–Kusimaha Duqa Caasimadda Ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Axmed Xasan Iimaan ayaa...
Puntland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka Shirka Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-17-2020–War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu cadeeya mowqifkooda ku aadan ka qeyb-galka...
Maamul-Goboleedyada haka wada diideen MW Farmaajo mudo-Kororsigan sharci-Darrada ah!
Gogol-Dhig Allaah ayey mahad oo idili u sugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa...