Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug...
Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ka qaybgalaya Shirka Dhuusamareeb 3.
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Ilo xog ogaal ah ayaa Mustaqbal u xaqiijiyay in Shirka (Dhuusamareeb 3) ay ka qaybgalayaan...
Madaxweyne Farmaajo oo khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow Khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka. Madaxweyne Farmaajo...
Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo gaartay xarunta Golaha Shacabka
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey ayaa gaartay xarunta Golaha Shacabka ee...
Mid ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland oo geeriyooday
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in Wasiir-udowlihii madaxtooyada Puntland...
Wararkii ugu dambeeyay howlgallada ka socda Shabeellaha Hoose
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo Ciidanka dowladda Soomaaliya ay maanta ka waddaan degaanka...
Dib u dhac ku yimid Shirkii Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Dib u dhac ayaa ku yimid Shirkii maanta lagu waday in uu ka furmo Magaalada...
Madaxda Hirshabeellle iyo Koonfur Galbeed oo Dhuusamareeb ku wajahan
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxda maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug. Madaxda...
Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Puntland iyo Jubbaland
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday maamulada Jubbaland iyo Puntland in ay kasoo qeyb galaan Shirka...
Madaxweyne Qoorqoor” Galmudug lama sameyn July 2015-kii”
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay munaasabad si heersare ah loo...