Qoysas badan oo ku nool xeryaha qaxootiga ee dhadhaab oo xaaladooda hay’adda UNHCR ee gacanta ku haysta xereda
Qoysas badan oo ku nool xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ayaa la kufaa kaca korinta caruurtooda. Badi qoysaska xeryaha...
Joe Biden oo magacaabay xoghayihiisa Waxbarshada
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacadii gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka Cennectcut Miguel Cardona u magacaabay...
Laamaha Amniga Boosaaso oo xalay fashiliyay Qarax miino oo lagu aasay xaafad ka tirsan Boosaaso
Laamaha Amniga magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, ayaa xalay fashiliyay Qarax miino oo lagu aasay xaafad ka...
Tallaalka Coronavirus: Haweenka uurka leh ma qaadan karaan tallaalka Covid-19?
Iyadoo tallaalka coronavirus ee muddada dheer la sugayay uu haatan soo baxay, waxaa cad in qof walba uu...
Dunida oo ka walaacsan nooca cusub ee fayraska Carona ee Ingiriiska ka dillaacay
Waxa soo baxaya walaac isa soo taraya oo dunidu ka muujinayso firka cusub ee karona ee laga helay...
Wasiirada Caafimaadka maamul goboleedyada iyo DFS oo shir uga furmay Muqdisho
Waxaa manta oo ah 21 December 2020 bilawday Shirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka ee Maamul Gobaleedayda Xubnaha Ka ah...
Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo is casilay
Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Maxamuud Xaaji Saalax ayaa si rasmiya warqad is casilaad ah ugu gudbiyay...
Madaxii Suxufiiyinta Gobolka Gazni oo lagu dilay Afgaanistaan
Booliska dalka Afgaanistan ayaa sheegay in Madaxii Suxufiiyinta Gobolka Gazni la qaarijiyay, waxaana rasaas uu kala kulmay koox...
Dowlada Malawi oo sheegay in Somaliland ay siisay 3 Milyan Wasiirka arrimaha dibedda Malawi ee Booqday Hargaysa..
Wasiirka arrimaha dibedda Malawi Eisenhower Mkaka oo kiraystay diyaarad ay leedahay shirkadda Malawian Airlines waxa ay ka degtay...
Laamaha Amaanka Baladweyne Oo Howlgal ka wado Xaafadaha Magaalada saakay
Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamuulka Hirshabeelle ayaa saakay howlgalo kala duwan ka wada xaafadaha Magaalada Baladweyne...