Shamso Cabdi Yuusuf oo loogu hambalyeeyey xilka loo magacaabay
Waxgarad kala duwan, isuguna jira siyaasiyiin, aqoonyahanno, saraakiil & mas’uuliyiin ka tirsan qaybaha bulshada ayaa ugu hambalyeeyey Shamso...
Farmaajo oo Sannad Guurada 77-Aad ee as-aaska Ciidanka Booliska ugu hambalyeey Ciidanka Booliska
Madaxweyne Farmaajo ayaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey xuska Sannad Guurada 77-Aad ee as-aaska Ciidanka Booliska. Madaxweynaha ayaa...
Garoonka diyaaradaha Boosaaso waxaa ka degtay diyaaradda sida Gargaar ballaaran
Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Goboka Bari ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ka degtay diyaaradda sida...
Japan oo maalgelineysa teknolojiyad dhalinyarada ka caawineyso qorshaha guurka
Dowladda Japan ayaa waddo dadaallo ay ku xoojineyso heerka dhalmada dalkaas si ay u adeegsato barnaamij teknoloji ah...
R/W Rooble Iyo Saraakisha Galmudug Oo Shir Deg-Deg Ka Yeeshay Xaasuuqii daraad
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyay shir ku saabsan amniga oo uu ka...
Xaalad kacsanaan ah oo saakay ka taagan Magaalada Balad Xaawo Gedo ee Xuduuda kenya iyo Somaliya..
Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kadib markii Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay in...
Wasiir Dubbe oo ku tilmaamay Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan Danbiile Dagaal..
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan Dubbe ayaa ka hadlay abaabul hubeysan oo maalmahaan dowladda Kenya ay...
Al-shabaab oo sheegay in Weerar ku qaden inta u dhexeysa Mandheera iyo Wajeer ay ku qabten Guddoomiyihii deegaanka Gummareey..
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Kenya iyo dagaalyahano hubeysan oo...
Shirka madaxda urur goboleedka IGAD oo maanta ka furmayo Djibouti
Waxa maanta magaalada Djibouti ee dalka Djibouti uga furmaya madaxda urur goboleedka IGAD shir aan caadi ahayn oo...
Maamulka Trump oo billaabay in ciidamada Soomaaliya ka joogo la daadgureeyo
Sida laga soo xigtay Pentagon-ka, Markabka qeyrul caadiga ah ee USS Hershel “Woody” Williams ee uu Mareykanka leeyahay...