Ku-xigeenka xoghayaha warfaafinta ee Aqalka oo is casilay kaddib iyadoo lagu eedeeyay inuu u hanjabay gabar weriye ah.
Axad February 14/2/2021 Ku-xigeenka xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad, TJ Ducklo, ayaa xilkaasi iska casilay maalin uun kaddib...
Senate-ka Mareykanka oo lagu wadaa in ay u codeeyaan in Donald Trump uu mas’uul ka ahaa kicinta Weerarkii Capital Hill
Sabti: 13/2/2021 Mudanayaasha Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay u codeeyaan in...
Khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho oo soo kordhaya
Sabti: 13/2/2021 Ugu yaraan 3 qof ayaa dhintay todobo kalena way dhaawacmeen kadib markii gaari waxyaabaha qarxa lagu...
Ku dhawad 8 qof oo ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay toddobaadkan gobolka Tigray.
Sabti: 13/2/2021 gu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay toddobaadkan gobolka Tigray....
xisbiga Oromo Federal Congress (OFC) oo walaac ka muujiyay xaaladda caafimaad ee Jawaar Maxamed iyo saddex qof oo la xiran kuwaas oo cunta ka soomay
. Sabti: 13/2/2021 Mas’uuliyiinta ka tirsan xisbiga Oromo Federal Congress (OFC) ayaa walaac ka muujiyay xaaladda caafimaad ee...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo digniin u diray Hey’addaha Dowladda
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa digniin u...
Maxkamadda ICJ oo gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya oo dooneysay in dib loo dhiga dhageysiga dacwadda kala dhexeysa Soomaaliya.
Sabti: 13/2/2021 Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ ayaa gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya oo...
Maxkamadda ICJ oo laashay dalabkii Kenya & dowladda Somalia oo ka hadashay
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa shegay in...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas Cusub oo Coronavirus ah
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay...
Ciidamo ilaalo ka ah meel aan ka fogayn agagaarka Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Rasaas ku Furay Gaari uu la socday Imaamka Mudullood iyo Wax garad kale..
Sabti: 13/2/2021 Waxaa Goor dhawayd Gaari ay la socdeen Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yusuf iyuoo wax garad kale...