12 ka mid ah Turkish-ka ahaa ee afduub ay u heesteen PKK oo madaxa laga wada toogtay Maydkooda God laga helay..
Axad February 14/2/2021 — Ciidamada Turkiga ee fulinaya howlgalka ka dhanka ah mintidiinta kooxda PKK ee waqooyiga Ciraaq...
Dowladda Somalia Oo War Kulul Kasoo Saartay Weerar Ka Dhacay Sacuudiga
Muqdisho | QOL | February 14 2021–Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareysay weerar duqeyn diyaaradeed oo...
Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay banaanbaxyo loogaga soo horjeedo Farmaajo
Muqdisho | QOL | February 14 2021–Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhowaaqay banaanbaxyo nabadeed oo loogaga soo...
DEG-DEG:-RW Rooble oo amray in si deg deg ah loo furo wadada dabka
Muqdisho | QOL | February 14 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar ku bixiyay in...
Midowga Musharixiinta oo Banaanbax kaga dhawaaqay Muqdisho
Muqdisho | QOL | February 14 2021–Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Misharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerar ay qaadeen Kooxda Xuutiyiinta
Muqdisho | QOL | February 14 2021–Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar Kooxda xuutiyiinta ee...
Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay degmo ka tirsan Gobolka Banaadir
Muqdisho | QOL | February 14 2021–Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa Guddoomiye Cusub...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka horyimid hanaanka loo dhisay golaha addeega Garsoorka
Muqdisho | QOL | February 14 2021–Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa si cad uga so...
Macalimuu “ Go’aanka Isgoyska Dabka lagu xiray wuxuu abuuray culeys dhaqaale dib u eegis deg deg ah ayaa lagu sameynayaa
.. Axad February 14/2/2021 Saacado kadib Markii dhagaxaan waawayn lagu xiray isgoyska Dabka oo muhiim u ah isku...
Nin u dhashay Mareykanka oo lacag dhan 5 Milyan oo Dolar dhaxal ahaan u siiyay ey uu lahaa, si loogu xanaaneeyo.
Axad February 14/2/2021 Waxaa qaar kamid ah warbaahinta dalka Mareykanka ay aad u hadal hayeen maalmahan arrin ka...