Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan Carabta

Feb:19/2/2021 Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta mudane Axmed Abul-geyd ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka joogtada ah ee...
QOL ContributorFeb 19, 2021Feb 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyneyaasha Maamulada Hirshabelle, Galmudug, Puntland iyo Jubbaland oo lagu wado in ay muqdisho soo gaaraan..

Feb:19/2/2021 Waxaa  Magaalada Muqdisho lagu wadaa in ay soo gaaraan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada, kadib shir uu ugu baaqay...
QOL ContributorFeb 19, 2021Feb 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wadooyinka soo gala Xafadaha Hodon, H/wadaag, warta Nabada, Xamarweyne, Xamarjajab Bondhere, warshadaha, taalada Daljirka Dahsoon. iyo kuwa kale oo saakay xiran

Feb:19/2/2021 Waxaa saakay Xiran wadooyinka waawayn ee Magaalada Muqdisho, waxaana hakad ku jira isku socodka dadka iyo gaadiidka....
QOL ContributorFeb 19, 2021Feb 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Shacabka muqdisho taagan hareeraha Wadooyinka, waxaana laga laga hortaagan yahay in ay u soo gudbaan dalka jirka Dahsoon

Feb:19/2/2021  Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan xiray wadooyinka ugu muhiimsan ee Muqdisho, waxaana sidoo kale ay...
QOL ContributorFeb 19, 2021Feb 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka amniga Soomaaliya oo Weerarkii xalay dusha u saaray Mucaaradka..

Feb:19/2/2021 Xili xalay saq dhexe Weerar lagu qaaday Hoyga ay ka Daganyihiin Muqdisho Madaxweynayashii hore ayaa waxaa arintaas...
QOL ContributorFeb 19, 2021Feb 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xasan shekh “ wixii xalay dhacay Waxaa Mas’uuliyadeeda qaadanayo Farmaajo oo Raba in uu Xoog ku jooga Villa Somaliya

Feb:19/2/2021 Weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho ee lagu qaaday Musharixiinta Xasan iyo shariif ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynihii...
QOL ContributorFeb 19, 2021Feb 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Kheyre “ Weerarkii xalay waa bilowga natiijada siyaasadda xukun isku dhajinta ah ee aan ka digeynay dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay

Feb:19/2/2021 Waxaa Xalayt Dagaal culus uu ka dhacay Halka ay Daganyihiin Madaxweynayaashii hore ee Somaliya Xasan iyo shariif,...
QOL ContributorFeb 19, 2021Feb 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaal culus oo xalay ka dhacay agagaarka Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere..

Feb: 19/2/2021 Dagaal culus ayaa ka socda agagaarka Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada dowladda...
QOL ContributorFeb 19, 2021Feb 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowlada Soomaaliya oo caawa ciidamo gaaraya boqolaal askari soo dhoobtay qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee Muqdisho,

Feb: 18/2/2021 Dowlada Soomaaliya ayaa caawa ciidamo gaaraya boqolaal askari soo dhoobtay qaar ka mid ah jidadka muhiimka...
QOL ContributorFeb 18, 2021Feb 18, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Beesha caalamka oo caawa uga digtay Dowlada Somaliya in ay dhibaato ka abuurto Banaanbaxa Bari..

Feb: 18/2/2021  Beesha caalamka gaar ahaan dowladda Mareykanka iyo wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka ayaa uga digay caawa...
QOL ContributorFeb 18, 2021Feb 18, 2021
Read More
15931594159515961597