Taagerayaasha Musharixiinta oo daabacay ku dhawaad 8.000 kun oo Xabo Sawiro ah sida kheyre, C.C.shakur, Xasan shekh, shekh, sharif, Guled, dhuxulow, C/nasir, sharif Xasan, Geele , Sawiro..
Feb: 18/2/2021 Wrarka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in uu aad u socdo abaabulka banaanbaxa lagu wado in...
War deg deg ah: Ciidamada kofiyo Gaduud oo xiray Hotel SYL oo ay dagi lahaayeen kheyre, Guuleed, Geele. Iyo C/raxman C.shakuur..
Feb: 18/2/2021 Ciidamada amaanka gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada ee Koofiyo Casta ayaa Xiray Wadooyinka soo gala Madaxtooyada gaar...
Musharax Xalane “ Farmaajo waxa uu ku soo baxay Banaanbaxyo Caruur iyo dumar la kacsho, waana xaq banaanbaxa waana dhacayaa.
.Feb: 18/2/2021 Musharax Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirkii hore ee Maaliyada ayaa ka hadlay banaanbaxa lagu wado in uu...
Xasan shekh iyo shekh sharif oo 4-0 diray Cumar Finish iyo Cali Yare Markii ay xalay ka guureen Hotel Jazera ayna dageen Hotelka Naasa-hablood
.Feb: 18/2/2021 Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iy Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xilli...
Ciidamada Amisom oo Qarax lagula eegtay inta u dhexeysa deegaanada Danow iyo Golweyn..
Feb: 18/2/2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax nooca miinada lagula eegtay Ciidamada amisom....
Madaxweyaha Hirshabeelle oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle
Feb: 18/2/2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Cabdishakuur Maxamed...
UK oo ka dalbatay Golaha Amniga in la joojiyo dagaalada ka socda dalal ay Soomaaliya jirto si loo gaarsiiyo talaalka Covid-19
Feb: 18/2/2021 War kasoo baxay dowladda Ingiriiska ayaa waxaa looga dalbaday Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, kadib kulan...
Muwadiniin u dhalatay Kuuriyada Waqooyi oo lagu soo oogay shirqool ay ku doonayeen inay ku xadaan lacag dhan 1.3 bilyan
Feb: 18/2/2021 Saddex qof oo u dhalatay dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo oogay dembi ah inay maleegeen...
Daahir Maxamuud Geelle “ waxaan uga digaynaa saraakiisha iyo ciidamada dowladda, inay ku dhex milmaan howlaha siyaasadeed ee dalka
Feb: 18/2/2021 Kulan xalay Midowg Mushaxiinta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay ka soo saareen Digniin ku...
Cali Yare Cali “Isbitaalka Martiini oo aan tagay waxaa yaala musiibo bin,aadamtinnimo Maydadka ayaa is dul yaala .
Feb: 18/2/2021 Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa qoraal uu soo...