Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan Carabta
Feb:19/2/2021 Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta mudane Axmed Abul-geyd ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka joogtada ah ee...
Madaxweyneyaasha Maamulada Hirshabelle, Galmudug, Puntland iyo Jubbaland oo lagu wado in ay muqdisho soo gaaraan..
Feb:19/2/2021 Waxaa Magaalada Muqdisho lagu wadaa in ay soo gaaraan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada, kadib shir uu ugu baaqay...
Wadooyinka soo gala Xafadaha Hodon, H/wadaag, warta Nabada, Xamarweyne, Xamarjajab Bondhere, warshadaha, taalada Daljirka Dahsoon. iyo kuwa kale oo saakay xiran
Feb:19/2/2021 Waxaa saakay Xiran wadooyinka waawayn ee Magaalada Muqdisho, waxaana hakad ku jira isku socodka dadka iyo gaadiidka....
Shacabka muqdisho taagan hareeraha Wadooyinka, waxaana laga laga hortaagan yahay in ay u soo gudbaan dalka jirka Dahsoon
Feb:19/2/2021 Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan xiray wadooyinka ugu muhiimsan ee Muqdisho, waxaana sidoo kale ay...
Wasiirka amniga Soomaaliya oo Weerarkii xalay dusha u saaray Mucaaradka..
Feb:19/2/2021 Xili xalay saq dhexe Weerar lagu qaaday Hoyga ay ka Daganyihiin Muqdisho Madaxweynayashii hore ayaa waxaa arintaas...
Xasan shekh “ wixii xalay dhacay Waxaa Mas’uuliyadeeda qaadanayo Farmaajo oo Raba in uu Xoog ku jooga Villa Somaliya
Feb:19/2/2021 Weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho ee lagu qaaday Musharixiinta Xasan iyo shariif ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynihii...
Kheyre “ Weerarkii xalay waa bilowga natiijada siyaasadda xukun isku dhajinta ah ee aan ka digeynay dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay
Feb:19/2/2021 Waxaa Xalayt Dagaal culus uu ka dhacay Halka ay Daganyihiin Madaxweynayaashii hore ee Somaliya Xasan iyo shariif,...
Dagaal culus oo xalay ka dhacay agagaarka Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere..
Feb: 19/2/2021 Dagaal culus ayaa ka socda agagaarka Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada dowladda...
Dowlada Soomaaliya oo caawa ciidamo gaaraya boqolaal askari soo dhoobtay qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee Muqdisho,
Feb: 18/2/2021 Dowlada Soomaaliya ayaa caawa ciidamo gaaraya boqolaal askari soo dhoobtay qaar ka mid ah jidadka muhiimka...
Beesha caalamka oo caawa uga digtay Dowlada Somaliya in ay dhibaato ka abuurto Banaanbaxa Bari..
Feb: 18/2/2021 Beesha caalamka gaar ahaan dowladda Mareykanka iyo wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka ayaa uga digay caawa...