Madaafiic lagu garaacay Garoonka Muqdisho iyo Diyaaradihii oo is taagay.
Feb:19/2/2021 Waxaa hakad ku yimid shaqadii ka socotay Garoonka Muqdisho, kadib madaafiic ku dhacday garoonka diyaaradaha iyadoo...
Xaalada isgoyska KM4 oo caadi ku soo Noqotay iyo Ciidamada labada dhinac oo is hor fadhiya..
Feb:19/2/2021 Waxaa Dagan xaalada Isgoysdka KM4 oo Rasaas ay isku waydaarsadeen Ciidamo ay Hogaaminayan Musharixiinta Xasan Cali kheyre...
Shirkii uu ku baaqay Farmaajo oo baaqday
Muqdisho | QOL | February 202021–Ciidamada Dawladda ayaa weerar toos ah ku qaaday Murashaxiin ay kamid yihiin Khayre...
Shirkii uu ku baaqay Farmaajo oo baaqday
Muqdisho | QOL | February 19 2021–Shirkii uu ku baaqay Madaxweynaha Muddo xileedkiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa...
Ciidanka dowladda oo shacabka uu diiday in ay gaaraan taalada dalka jirka
Muqdisho | QOL | February 19 2021–Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan xiray wadooyinka ugu muhiimsan ee...
Maqaayad ku taala Garoonka Muqdisho oo Rasaas qabsatay dab ka kacay…
Feb:19/2/2021 Waxaa goor dhawayd dab ka kacay maqayad ku taala afaafka hore ee Garoonka Muqdisho kadib Rasaaas ka...
War deg deg ah: Ciidamada Dowlada oo Rasaas ku bilaabay Banaanbaxayaashii:
Feb:19/2/2021 Waxaa goor dhawayd Rasaas ka bilaabatay isgoyska KM4 oo ay ku banaanbaxayeen taagerayasha Mucaaradka gaar ahaan C/raxmaan...
War deg deg ah: banaanbax uu hoggaaminayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Muqdisho ka bilaawday Goor dhawayd….
Feb:19/2/2021 Waxaa Goor dhawayd Muqdisho ka bilaawday banaanbax uu hoggaaminayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbigaha Wadajir...
Shirkadda Facebook oo dadka Australia ka joojisay Wararkii ay ka heli jireen
Feb:19/2/2021 Tallaabo u muuqata aar-goosi balse layaab ku noqotay dadka reer Australia ayay shirkadda Facebook Khamiisti uga joojisay...
Xaalada Muqdisho oo saakay dagan kadib Weerarkii lagu qaaday xalay saqdii dhexe Hotelka ay ka daganyihiin Muqdisho Musharixiinta
Feb:19/2/2021 Xaalada Muqdisho ayaa saakay dagan kadib Weerarkii lagu qaaday xalay saqdii dhexe Hotelka ay ka daganyihiin Muqdisho...