Iiraan oo meesha ka saartay in kulan aan rasmi ahayn ay la yeelato Mareykanka iyo quwadaha Yurub si dib boorka loogaga jafo heshiiskii nukliyeerka
Mar: 1/3/2021 Iiraan ayaa meesha ka saartay in kulan aan rasmi ahayn ay la yeelato Mareykanka iyo quwadaha...
Deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug oo laga soo sheegayo abaar saamaysay dan iyo duunyaba
Mar: 1/3/2021 Deegaanno badan oo ka tirsan Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa laga soo sheegayay abaar...
wasaaradda arrimaha dibadda oo si adag u cambaareysay weerar gentaalo ee maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ku qaden Sacuudiga
Mar: 1/3/2021 War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya ayaa si...
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo ka Dayriyay xaalada dalka Meesha uu marayo
Mar: 1/3/2021 Dalka Soomaaliya wali ma jiro heshiis iyo jadwal rasmi ah oo ku aadan xiliga rasmiga ah...
Ra’iisul wasaare Rooble oo lagu wado inuu markale maanta kulan gaar ah la qaato xubnaha midowga musharraxiinta
Mar: 1/3/2021 Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble lagu wado in...
Warbixin uu qoray wargeyska The New York Times oo lagu sheegay in Ethiopia ay wado “olole nidaamsan oo ah isir sifayn gobolka Tigray
Mar: 1/3/2021 Warbixin qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka, islamarkaana uu helay wargeyska The New York Times...
Donald Trump oo jeediyay khudbaddii u horreysay oo sheegay in Biden oo ku fashilmay hogaaminta Maraykanka
Mar: 1/3/2021 Donald Trump oo jeediyay khudbaddii u horreysay tan iyo markii uu ka baxay Aqalka Cad ayaa...
Ciidamada amaanka iyo banaanbaxayaal iskaga hor imaaday Myanmar..
Febarayo 28 /2/ 2021 inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa ku geeriyootay kadib isku dhac dhex maray ciidamada...
Markab laga leeyahay Israel oo qarax lala beegsaday oo gaaray Dubai
Febarayo 28 /2/ 2021 Markab laga leeyahay Israel oo uu haleelay qarax ka dhacay marin biyoodka istiraatiijiga ah...
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kulan Ka Yeeshay Xaaladda Cudurka COVID-19
Febarayo 28 /2/ 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa...