Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo faah faahin ka bixisay xaaladihii ugu danbeeyay ee xanuunka Covid 19
. Febarayo 28 /2/ 2021 Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa faah faahin ka bixisay xaaladihii ugu danbeeyay...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo fariin u dirtay Bulshada Gobolka Mudug Xanuunka safmareenka Covid 19
. Febarayo 28 /2/ 2021 Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa fariin u dirtay Bulshada Gobolka Mudug taasoo la xariirta...
Booliska Addis Ababa oo sheegay in gacanta ku dhigeen Hub si xeeladeysan loo soo galiyay Magalada Addis Ababa Sawiro
28 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Itobiya ayaa sheegaya in Booliska ka howlgalla Magaalada Addis Ababa ee Caasimada...
Qoysas ku nool degaanno hoos yimaada degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan oo ka cabanaya abaaro xoogan..
28 /2/ 2021 Abaaro xoogan ayaa laga soo sheegaya Xuduuda u dhaxaysa maamulada galmudug iyo Hirshabelle gaar ahaan...
Qaraxii ka dhacay goor dhawayd Muqdisho oo lala eegtay Taliye xigeenka ciidanka xoogga, Jeneraal Cabaas..
28 /2/ 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay mqaraxii saakay ka dhacay wadada...
Somalida Canada dagan oo diiday isticmaalka Talaalka
28 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Canada ayaa sheegaya in somalida halkaas dagan intooda badan lagu kari...
Diiq loo adeegsaday inuu la dagaallamo Diiq kale oo sababay inuu ninkii milkiilaha ahaa uu dhinto.
28 /2/ 2021 Diiq loo adeegsaday inuu la dagaallamo Diiq kale ayaa sababay inuu ninkii mulkiilaha ahaa uu...
War deg deg ah: Qarax goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho.
February 28 /2/ 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax goor dhawayd ka dhacay Magaalada Muqdisho,...
Galmudug oo magacawday Gudi ka hor taga COVID-19 oo iskugu jira wasiiro iyo Xildhibaano..
February 27 /2/ 2021 Marxaladda soo labo kacleynta xanuunka Safmarka ah ee COVID-19 oo saameyn balaaran ku yeelatey...
dalka Tunisia oo gacanta ku dhigay Tahriibayaal gaaraya 100 qof, kuwaas oo u socday Tahriib Dalka Talyaaniga.
February 27 /2/ 2021 Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia oo sameysay howl gal looga hortegayo falalka tahriibinta...