Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo sheegay inuu gaaray himiladii uu dajiyey 2021-ka marka uu xilka qabtay
Febarayo 28 /2/ 2021 Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa sheegay dilkiisa inuu gaaray himiladii uu dajiyey 2021-ka marka...
Maaamulka Gobolka Banaadir oo ka hadlay Qarax ka dhacay Muqdisho gaar kii ka dhacay Daarusalaam
Febarayo 28 /2/ 2021 Maaamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka...
Shir madaxeedka wadamada bariga Afrika oo dib u dhigey codsi Soomaaliya ay ku doonayso biirista ururkaan oo loosoo gaabiyo magaciisa EAC.
Febarayo 28 /2/ 2021 Shir madaxeedka wadamada bulshada bariga Afrika ayaa dib u dhigey codsi Soomaaliya ay ku...
War deg deg ah: 3 ka mid ah Ciidamada ilaalada Dharcada ah oo goor dhawayd lagu toogtay Suuqa Bakaaraha..
Febarayo 28 /2/ 2021 Waxaa goordhaw lagu laayay Suuqa bakaaraha ciidanka nabad sugida Soomaaliya gaar ahaan kuwa dhar...
Filinka Bryan Fogel ee uu ugu magac daray ‘The Dissident wuxuu ka shakeynayay qaabkii loo dilay Khaashuqji iyo...
Arsenal oo qiimeyneysa xaaladda Rob Holding oo ay madaxa jug kasoo gaartay ciyaartii Europa League ka tirsaneyd ee ay la ciyaareen Benfica.
Febarayo 28 /2/ 2021 Arsenal ayaa qiimeyneysa xaaladda Rob Holding oo ay madaxa jug kasoo gaartay ciyaartii Europa...
Qaraxii labaad oo ka dhacay Muqdiho oo lala eegtay Guddoomiyaha maamlka degmada Yaaqshiid..
Febarayo 28 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay magaalada Muqdisho...
Madaxweyne Joe Biden oo sheegay in uu ka hadli doono xaaladda Sucuudiga kadib warbixintii ay soo saareen sirddoonka Mareykanka
Febarayo 28 /2/ 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Isniinta maamulkiisa uu ka hadli doono xaaladda...
Dagaal ka dhacay Degaanka Gaaragoyle oo 15KM u jirta Deegaanka Gadoon ee Gobalka Galgaduud
Febarayo 28 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya saakay Degaanka Gaaragoyle oo 15KM u jirta Deegaanka Gadoon ee Gobalka...
Wasaaradda Amniga Galmudug oo ka digtay afduubka maalmahan ku soo kordhay Degaanadaas iyo Gaadiidkii oo Xayirmay.
Febarayo 28 /2/ 2021 waxaa joogsaday isu socodka Gaadiidka Degmooyin katirsan Gobollada Galgaduud & Mudug sabab la xiriirta...