Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Deni oo shaaciyay waxa uu salka ku haayo khilaafka dowladda & Puntland

Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntlan d Saciid Cabdullaahi deni ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha soo...
Bashiir BarreMar 2, 2021Mar 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

hoggaamiyaha Alshabab oo is bar bar dhigay dagaalka shabaab iyo kii Daraawiishtii ee Sayid Maxamed Cabdulle

2da Maarso, 2021 Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa baahisay codka hoggaamiyaha ururkaas Axmed Cumar Abuu Cubeyda, isagoo ka hadlaya...
QOL ContributorMar 2, 2021Mar 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Nin sheegay in uu toogan lahaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta oo la soo taagay maxkamad ku taal Kiambu

2da Maarso, 2021 Nin ku hanjabay inuu toogan lahaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa la soo taagay maxkamad...
QOL ContributorMar 2, 2021Mar 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanka oo ugu baaqay Sacuudiga inay kala dirto ciidamo si gaar ah u tababaran oo uu maamulo dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan.

 2da Maarso, 2021 Mareykanka ayaa ugu baaqay Sacuudi Carabiya inay kala dirto ciidamo si gaar ah u tababaran...
QOL ContributorMar 2, 2021Mar 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Waxaan isku afgaranay in banaanbaxa uu dhaco maalinka Sabtiga 6-da bishan Maarso Daawo Muqaal.

 2da Maarso, 2021 Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa  markii ugu horaysay ka hadlay banaanbaxa lagu wado in...
QOL ContributorMar 2, 2021Mar 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad oo carro ka muujiyey shirka uu madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madax goboleedyada

 2da Maarso, 2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xisbiga uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ee UPD ayaa...
QOL ContributorMar 2, 2021Mar 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowlada UK oo u yareeysay gargaarka ay siin jireen Yemen oo colaad lix sano ka socotay ragaadisay

 2da Maarso, 2021 Ingiriiska ayaa aad u yareeyey gargaarka uu siiyo Yemen oo colaad lix sano ka socotay...
QOL ContributorMar 2, 2021Mar 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Weerarradii Maraykanka ka gaystay Somaliya xilligii Trump oo aad uga badan waqtiyadii madaxweynayaashiii ka horreeyey ee Barack Obama iyo George W. Bush.

2da Maarso, 2021 Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna...
QOL ContributorMar 2, 2021Mar 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qodobo hor dhac ah oo ka soo baxay shirka u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga murashixiinta

1da Maarso, 2021 Shirkii u dhaxeeya Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga musharaxiinta, Qeybo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada iyo...
QOL ContributorMar 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in la diiwaan geliyay 135 xaalado cusub oo COVID-19 ah

1da Maarso, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay...
QOL ContributorMar 1, 2021Mar 1, 2021
Read More
15581559156015611562