Maraykanka oo ka Digay weeraro Al-Shabaab ku qaadi karaan diyaaradaha isticmaala hawada dalka Kenya
2da Maarso, 2021 Warbixin kasoo baxday maamulka duulista hawada ee federaalka Mareykanka ee loo yaqaano (FAA) ayaa shaacisay...
BBC oo Itoobiya u muujisay Wal walka ay ka qabaan Wariyaha ka tirsan ee la xiray
2da Maarso, 2021 Militariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka...
Kooxo burcad ah oo Wiil soomaaliyeed ku dilay Koofur Africa
2da Maarso, 2021 Wararka ka imaanaya Koofur Africa ayaa sheegaya in koox burcad ah xalay goobtiisa ganacsi ku...
Abwaan Cabdi kariin Shire oo ka mid ahaa Hobolada Waabari oo xalay u geeriyooday Xanuunka covid 19 Muqdisho
2da Maarso, 2021 Allaha u naxariistee Abwaan Cabdi kariin Shire Sandheere ayaa xalay ugu geeriyooday magaalada Muqdisho xanuunka...
Beesha caalamka oo soo dhawaysay shirkii shalay ka dhacay Hotel Decale
2da Maarso, 2021 Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay wada hadallada socda ee ay yeelanayaan Dowladda Soomaaliya iyo Midowga...
Waa maxay ujeedka Shirka uu MW Farmaajo isugu yeeray Madax Goboleedyada?
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Madaxweynaha DFS ee muddo xileedkiisu dhammaaday 8-dii Febaraayo 2021 Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqad uu...
Dr Fuje: “Dalka waxaa lagu soo galaa Warqado been abuur ah oo muujinaya in qofka uu ka caafimaad qabo Covid-19”.
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Dr Maxamed Maxamuud Fuje oo ah Tala bixiyaha Caafimaadka Covid-19 ee Xukuumadda Federaalka ayaa sheegay...
Booliska Kenya oo toogasho ka geystay duleedka Nairobi
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Ciidamada Dambi baareyaasha ee Booliska Kenya ayaa waxaa ay toogasho ku dileen Nin la sheegay...
Tirada duqeymaha uu Maamulkii Trump ka fuliyay Soomaaliya oo la shaaciyay
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna...
Millatariga Itoobiya oo xiray Weriye
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Milatariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka...