Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo xukun adag ku ridday Fartuun Cabdirashiid oo ah Xaaska hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya

Isniin:January 30, 2023  Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Fartuun Cabdirashiid...
QOL ContributorJan 30, 2023Jan 30, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug oo toddobaadkii saddexaad howlgallo ka wada Gobolka Mudug

Isniin:January 30, 2023  Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa toddobaadkii saddexaad howlgallo ka...
QOL ContributorJan 30, 2023Jan 30, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

 Diyaarad Helikobtarah oo  Ruushka laga leeyahay lagu weeraray Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Isniin :January 30, 2023  Wakaallada wararka Raashiya NOVOSTI ayaa sheegtay in diyaarad Helikobtar oo ay leedahay shirkadda UTair...
QOL ContributorJan 30, 2023Jan 30, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Labo Qarax oo Is Xiga oo ka Dhacay Magaalada Stockholm ee Caasimada Sweden saacadihii la soo dhaafay

Isniin:January 30, 2023  Labo qarax ayaa dhacay waqooyi-galbeed ee Stockholm, kii ugu horreeyay ayaa ka dhacay Uplands Bro,...
QOL ContributorJan 30, 2023Jan 30, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay toogasho ka dhacdaymagaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika

Isniin: January 30, 2023 Dabley hubeysan ayaa 8 qof ku dilay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika,...
QOL ContributorJan 30, 2023Jan 30, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Kooxda Al-Shabaab oo oo wajahday xaalad kale oo dhaqaale oo aad u baahsan sida uu sheegay afhayeenka Alshabaab –

Isniin: January 30, 2023 Kooxda Al-Shabaab oo haatan dowladda federaalka iyo dadka deegaanka kala kulmeysa culeyskii ugu xooganaa...
QOL ContributorJan 30, 2023Jan 30, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Israa’iil oo weerar cirka ah ku qaaday wershed ku taalla badhtamaha Iran

– Isniin: January 30, 2023 Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in la rumaysan yahay in Israa’iil ay ka...
QOL ContributorJan 30, 2023Jan 30, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxwaynihii hore Maraykanka Donald Trump oo dardar galiyey ololihiisa doorashada ee 2024-ka

 Axad: January 29, 2023   Ku dhawaaqista Donald Trump, ee ah in uu u tartamayo madaxtinimada Maraykanka sanadka 2024-ka...
QOL ContributorJan 29, 2023Jan 29, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Dadka naxashka ruuxa meydka ah lagu qaado, ee Waqooyiga Shanxi ee dalka Shiinaha oo la diiday.

 Axad: January 29, 2023  Dadka naxashka ruuxa meydka ah lagu qaado, ee Waqooyiga Shanxi ee dalka Shiinaha, ayaa...
QOL ContributorJan 29, 2023Jan 29, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Warbaahinta rasmiga ah ee Iran oo ku warantay in dhul gariir uu ka dhacay waqooyi galbeed ee dalkaasi

 Axad: January 29, 2023  Warbaahinta rasmiga ah ee Iran, ayaa ku warantay in dhul gariir uu ka dhacay...
QOL ContributorJan 29, 2023Jan 29, 2023
Read More
151152153154155