Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Weerar ka dhacay Muqdisho Iyo Masuul Caan ah oo ka badbaaday dil

Axad: January 29, 2023 Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo saaka lagu weeraray mas’uul...
QOL ContributorJan 29, 2023Jan 29, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka Galmudug oo sheegay in xooggaga Al-Shabaab laga saaray 80% gobolka Galguduud ee dalka Soomaaliya.

Axad: January 29, 2023 Maamulka Galmudug ayaa sheegay in xooggaga Al-Shabaab laga saaray 80% gobolka Galguduud ee dalka...
QOL ContributorJan 29, 2023Jan 29, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Ilaalada Wasiir Ka tirsan Puntland oo Dil iyo dhaawac u geestay labo wiil oo Walaalo ah Magaalada Boosaaso

Axad: January 29, 2023 Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa shalay ka dhacay dil argagax leh iyo...
QOL ContributorJan 29, 2023Jan 29, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Mucaaradka Dowladda Jabuuti oo sheegay in kulan ay qabsan lahaayeen laga hor istaagay, eedayna u jeediyay Ismaaciil Cumar Geele.

Axad: January 29, 2023 Bisha February ee sanadkan, ayaa lagu wadaa in doorashada baarlamaanka ay ka dhacdo dalka...
QOL ContributorJan 29, 2023Jan 29, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Prof. Abdulkadir Basheer oo lagu soo daray liiska 100-ka qof ee ugu saameynta

Axad, 29 Janaayo [Qaranimo Online] Liiska shaqsiyaad-ka ay u aqoonsatay Majalada Somali Magazine in ay yihiin 100-ka qofood...
QOL ContributorJan 29, 2023Jan 29, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Muqdisho oo ay ku soo badanayaa dadka keligood isla hadla

Axad, 29 Janaayo [Qaranimo Online] Magaalada Muqdisho, ee caasimada Soomaaliya, waxaa aad ugu soo badanaya dadka iyaga oo...
QOL ContributorJan 29, 2023Jan 29, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Farxiyo Cabdi Waasuge oo aheyd wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka Galmudug oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.

Sabti: January 28 2023 Farxiyo Cabdi Waasuge oo aheyd wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlad...
QOL ContributorJan 28, 2023Jan 28, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Ardeyda ku biireysa jaamacadaha Itoobiya oo tiradoodu hoos u dhacday

Sabti: January 28 2023 Kaliya 3% ardayda kasoo baxday dugsiyada dalka Itoobiya, ayaa ku guulaystey darajooyin ku filan,...
QOL ContributorJan 28, 2023Jan 28, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Booliska Israa’iil oo sheegay in 13 jir Falastiini ah uu gaystay weerrar ka dhacay xaafad ka baxsan aagga qadiimiga ah ee magaalada Qudus

Sabti: January 28 2023  Booliska Israa’iil ayaa sheegay in 13 jir Falastiini ah uu gaystay weerrar ka dhacay...
QOL ContributorJan 28, 2023Jan 28, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Sheekh Al-Waajidi oo ka mid ahaa culimadii lagu casuumay kulankii xildhibaanada golaha shacabka oo ka hadlay arimo badan

. Sabti: January 28 2023  Qaar ka mid ah culimadii dhawaan ku shirtay magaalada Muqdisho ayaa maanta fadhigooda...
QOL ContributorJan 28, 2023Jan 28, 2023
Read More
153154155156157