Qasriga Boqortooyada Ingiriiska oo ku dhawaaqay in uu geeriyooday Prince Philip
April 9-4-2021 Prince Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida uu...
Wabiga Shabeelle oo Biyo Yareeyay sida ay sheegeen dadka deegaanka
April 9-4-2021 Wabiga Shabeelle ee dhaxmara gobolka hiiraan waxaa nolol ahan ku tiirsan dadka Beeraleyda ah, Xoolaleyda u...
Filibiin oo ka joojisay isticmaalka talaalka AstraZeneca’s COVID-19 dadka ka yar 60 sano
April 9-4-2021 Masuuliyiinta caafimaadka ee Filibiin ayaa khamiistii joojiyay isticmaalka talaalka AstraZeneca’s COVID-19 ee dadka kayar 60 sano...
Turkiga oo shegay in markii ugu horreysay uu ku howlan yahay in uu soo saaro tallaalka cudurka Covid-19.
April 9-4-2021 Turkiga ayaa shaaciyay in markii ugu horreysay uu ku howlan yahay in uu soo saaro tallaal...
Maamulka Isbitaalka Keysaney oo oo ka cabanaya dhac loo geestay dhaqaatiir iyo gaadiidka gurmadka deg degga ah Ambulance ee Isbitaalka leeyahay.
April 9-4-2021 Maamulka Isbitaalka Keysaney ee magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 5 jeer dhac xoog leh...
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Sareeye Guuto Kaniif oo tababar u soo xiray Ciidan ka wada tirsan Ciidanka Booliiska iyo kuwa Milatariga
April 9-4-2021 Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya, ahna ku simaha Taliyaha Sareeye Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed( Kaniif) ayaa...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo amray in bartilmaameedsado qoryaha guryaha lagu haysto, ee loo yaqaan “qoryaha cirfiidka
April 9-4-2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo saaray amar lagu bartilmaameedsanayo qoryaha guryaha lagu haysto, ee loo...
Madaxweyne Cagjar iyo Madaxweynaha Canfarta oo Magaalada Addis Ababa ku Saxiixay Heshiis xabad joojin ah.
April 9-4-2021 Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa maanta ka dhacay shir ay soo qaban qaabisay...
Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka mid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed oo muqdisho ku geeriyooday
April 9-4-2021 Allaha u naxariistee Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka mid...
Doorashada madaxtinimada dalka Jabuuti oo maanta loo darreeray, Madaxweyne Geele oo markii 5 Musharax ah
April 9-4-2021 Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Dalkaas ay ka bilaabantay maanka oo Jimco Doorashadii...