Villa Soomaaliya oo dhibsatay, kana jawaabtay war-saxaafadeed kasoo baxay ururka gabdhaha Soomaaliyeed ee LeadNow
April 9-4-2021 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhibsatay, kana jawaabtay war-saxaafadeed kasoo baxay ururka gabdhaha Soomaaliyeed ee LeadNow! (Hoggami Hadda),...
Garsoore Kenyaan ah oo is-hor-taagay go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xirto Dhadhaab iyo Kakuma
April 9-4-2021 Garsoore Kenyaan ah ayaa is-hor-taagay go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xirto laba...
Ruush oo ka digay in Moscow ay soo faragalin karto si ay u caawiso dadka ku hadla afka Ruushka ee ku sugan bariga Ukraine
April 9-4-2021 Sarkaal sare oo u dhashay dalka Ruush ah ayaa ka digay in Moscow ay soo faragalin...
Beesha Caalamka oo sheegay inay ka welweleen war-saxaafadeedyadii ay is dhafsadeen Mucaaradka iyo Dowlada Waqtigeeda dhamaaday.
April 8-4-2021 Saaxiibada Beesha Caalamka* ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka welweleen war-saxaafadeedyadii mas’uuliyiinta qaarkood ay shalay la...
Ciidamada Soomaliya iyo Daraawiishta Jubbaland oo howlgallo wadajir ah ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose
April 8-4-2021 Ciidamada dowladda Soomaliya oo ay wehlinayeen kuwa Daraawiishta Maamulka Jubbaland waxaa ay howlgallo wadajir ah ka...
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgalo ka sameeyeen degaanka mubaarak oo Xarun u ah shabaab kana tirsan gobolka shabeellaha Hoose.
April 8-4-2021 Ciidanka Xoogga Dalka somaliyeed ayaa hawlgalki qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen degaanka mubaarak oo ka tirsan...
Wasiiro ka tirsan koonfur galbeed oo ka qeybgalay aaska laba caruur saakay meydkooda laga heley duleelka Magaalada Baydhabo
April 8-4-2021 Wasiiro ka tirsan koonfur galbeed ,ayaa manta ka qeybgalay aaska laba caruur ah walaalo ah oo...
Safiirka Myanmar u fadhiya UK oo loo diiday in uu gudaha u galo saafaradda ay Myanmar ku leedahay magaalada London.
April 8-4-2021 Safiirka Myanmar u fadhiya dalka UK ayaa sheegay in habeen dhan uu ku qaatay gaarigiisa kadib...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tka hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan hannaanka doorashooyinka
April 8-4-2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee dalka,...
Shacabka kenya oo aad uga soo hor jeeda Daymaha Dowlada Kenya ka qaadato Hay’adda Lacagta Aduunka ee IMF
Aprik 8/4/2021 Warbixinadeenii taxanaha ahaa ee ay qoraan wariyayaasha Africa ayaa waxaa wariyaha u dhashay dalka Kenya Waihiga...