Mareykanka oo amar ku bixiyay in dib loo baaro weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Sanadkii hore saldhigga ciidanka milatariga Manda Bay ee gobolka Lamu
April 13-4-2021 Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa isniintii shalay ahayed amar ku bixiyay in dib u eegis...
Al-shabaab oo Xalay muqdisho ka geestay Dil Nuuc cusub ah markii guriga ay ugu dhaceen Sarkaal kuna dileen.
April 13-4-2021 Wararka ka imaanaya Degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degmadaas ay shabaab ku...
Amb. James Swan “ Anigoo fadlan iga guddooma hambalyadeyda bil cibaado oo nabdoon, la isku naxariisto oo la daryeelo dadka kale
April 13-4-2021 Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. James Swan oo war qoraal...
34 qof Tahriibayaal ah oo ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib markii ay qalibantay dooni ay saarnaayeen
April 13-4-2021 Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib ay qalibantay dooni ay saarnaayeen,...
Wasiirka Amniga Galmudug Fiqi oo oo ka hadlay go’aankii uu shalay ku hor-istaagay Saadaq John
April 13-4-2021 Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale Mudane ka tirsan golaha shacabka,...
Golaha Murashixiinta oo ugu baaqay Taliyaasha Ciidamada dowladda in aysan u hoggaansamin Amarrada Madaxda dowladda ee mudda kordhinta samaystay.
April 13-4-2021 Golaha Midowga Murashixiinta, ayaa ugu baaqay Taliyaasha Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, in aysan u hoggaansamin Amarrada...
Dunida Muslimka oo laga sooman yahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadan
April 13-4-2021 Dunida Muslimka ayaa maanta laga sooman yahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadan kadib markii...
Madaxweyne laftaagreen oo shacabka Koonfur galbeed ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan dhagarta shabaab
April 13-4-2021 Xili saakay ay bilaabatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis...
Maxkamadda Ciidamdada Somaliland oo xukun ku riday Korneyl Jaamac Doolaal oo xiriir la sameeyay dowladda federaalka Soomaaliya.
. April 13-4-2021 Maxkamadda Ciidamdada Millateriga Somaliland ayaa xukun adag ku riday Korneyl Jaamac Doolaal oo ka tirsanaa...
Qoraal kasoo baxay guddiga arrimaha dibedda Mareykanka oo lagu canbaareeyay muddo kordhin ay golaha shacabka ee shalay..
April 13-4-2021 Senate-ka Mareykanka ayaa ka hor-yimid muddo kordhinta uu Golaha Shacabka Soomaaliya shalay u sameeyey madaxweynaha waqtigu...