Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan oo wacad ku maray ‘in uu ka aarsan doonaan weerrarkii Israa’iil’ ku qaadday barteeda nukliyeerka
April 13-4-2021 Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ayaa sheegay in dalkiisa “uu ka aargudan doono” weerrar lagu soo...
Wax ka ogoow shaqsiyada Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Gobolka banaadir Jeneraal Saadaq Joon
April 12-4-2021 Saadaq Joon, oo ahaa taliyihii Booliska ee gobolka Banaadir ayaa maanta xilka laga qaaday, kaddib markii...
Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan
April 12-4-2021 Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Xukumada Federalka Soomaaliya Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku dhawaaqay...
Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo looga hadlay go’aankii muddo kororsiga
April 12-4-2021 Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa looga fal-celiyey go’aankii muddo...
Masar iyo Suudaan oo ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay soo magacaabaan khuburro ka shaqeyn doono
April 12-4-2021 Masar iyo Suudaan ayaa ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay soo...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku tilmaamay afganbi Ciidan wixii manta dhacay
April 12-4-2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, haatanna ka mid ah musharaxiinta mucaaradka ee doorashada madaxtinnimada Soomaaliya, Xasan Sheekh...
Twitter-ka oo xaruntiisa Afrika ka sameysanaya Ghana
April 12-4-2021 Shirkadda teknolojiyadda ee Twitter ayaa ku dhawaaqday in xarunteeda Afrika ay noqoneyso Ghana. Jack Dorsey oo...
Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada oo iska diiday in uu Noqdo wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada
April 12-4-2021 48 saac kadib markii Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar...
Cali khayre oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxweynaha mudda-xileedkiisu dhammaaday uu dalka ku sii wado godmadow.
. April 12-4-2021 Ex. Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre oo haatan warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay in...
Aqalka Sare oo Xaaraan ku tilmaamay go’aanka uu Golaha Shacabka muddo kordhin laba sano ah maanta ugu sameeyey hay’adaha dowladda
. April 12-4-2021 Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ka hor-yimid oo sharci-darro ku tilmaamay...