Saddexda wadan ee Yurub ee saxiixay heshiiska Nukliyeerka Iran oo walaac xooggan ka muujiyay qorshayaasha tayeynta yuraaniyamka Tehran
Saddexda wadan ee reer Yurub ee saxiixay heshiiska Nukliyeerka Iran oo walaac xooggan ka muujiyay qorshayaasha tayeynta yuraaniyamka...
Denmark oo noqotay dalkii ugu horreeyay ee joojiya isticmaalka tallaalka fayraska corona ee AstraZeneca.
April 15-4-2021 Denmark ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay ee gebi ahaanba joojiya isticmaalka tallaalka fayraska corona ee AstraZeneca....
Mareykanka oo dib u eegis ku sameenaya Heshiiskii Hubka looga iibinyay dalka Imaradka Carabta.
April 15-4-2021 Sharci dejiyaasha Kongareska Mareykanka ayaa sheegay inay dib u eegis ku sameenayaan heshiiskii hubka ee uu...
Madaxweyne Qoor Qoor oo uga digay Ciidamada Dowlada inay weeraraan Jeneraal Saadaq Joon
April 15-4-2021 Xiisaddii xalay ka taagneyd qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee u dhaxeysay Jeneraal Saadaq Joon...
Ciidamada Booliska Dhuusamareeb oo xabsiga dhigay Madaxa Waxbarashada Dhuusamareeb iyo xubno kale
April 15-4-2021 Ciidamada Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay xabsiga dhigeen Madaxa Waxbarashada...
20 carruur ah oo ka dhashay qooysas danyar ah, oo ku geeriyooday magaalada Niamey ee caasimadda Niger iskuul xannaano ah oo halkaas ku yaal.
April 15-4-2021 In ka badan 20 carruur ah oo ka dhashay qooysas danyar ah, ayaa ku geeriyooday magaalada...
Madaxweynaha Puntland oo lagu wado in uu hortago mudanayaasha Baarlamanka Puntland, si uu warbixin uga siiyo safarkiisi Muqdisho
. April 15-4-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, lagu...
Colaadda Ruushka iyo Ukraine oo faraha ka sii baxaysa iyo Yurub Maraykanka oo garab taagan Ukraine
April 15-4-2021 Tan iyo bartamihii bishii Maarso, waxaa jiray digniino badan oo ka soo baxayay dowladda Ukraine iyo...
Dowlada Waqtigeeda dhamaaday oo jawaab kulul u dirtay beesha caalamka
April 15-4-2021 War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa looga jawaabay dhaleeceyntii iyo...
Beesha Caalamka oo siwadajir ah u diiday muddo kordhinta Farmaajo
Muqdisho, April 14 2021–Wakiilada Beesha Caalamka ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay siwadajir ah uga soo horjeesteen...