Dalalka midowga Yurub oo xaaraan ku tilmaamay mudo kororsiga uu sameeyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo..
April 14-4-2021 Dalalka midowga Yurub ayaa waxay sheegeen in tallaabadii ay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya muddo...
Sacuudi Carabiya oo si adag u beeniyay inay ku lug leedahay muranka boqortooyada Jordan ee lagu eedeeyay Mohamed bin Salman
April 14-4-2021 Sacuudi Carabiya ayaa si adag u beenisay inay ku lug leedahay muranka boqortooyada Jordan, hase yeeshee...
Xubno ka tisran Aqalka Congaress-ka Maraykanka oo ku baaqay in Maraykanku ay dib u eegis ku samayan xiriirka ay la leedahay dawladda Soomaaliya
April 14-4-2021 Laba mudane oo ka tisran Aqalka Congaress-ka Maraykanka ayaa ku baaqay in dawladda Maraykanku ay dib...
Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday oo xalay saxiixay xeerkii mudo kororsiga ee sharci darada ahaa
April 14-4-2021 Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in xalay Fiidkii Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi...
Mahad Salaad “ Farmaajo sidii shalay uu u kufsaday sharciga ayuu maanta mar kale horteena ku kufsanayaa
April 13-4-2021 Farmaajo caawa wuxuu sheegay in uu Darajadii Ciidanka ka xayuubiyay Taliyihii Booliska Gobalka Banaadir Gen Saadaq...
Farmaajo oo caawa darajadii ciidanimo ka xayuubiyey Taliyihii hore ee qeybta booliska gobolka Banaadir S/Guud Saadaq Saadaq Joon Daawo Muqalkan
April 13-4-2021 Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa darajadii ciidanimo ka xayuubiyey Taliyihii...
Farmaajo oo sheegay in uu darajada Ciidanimo ka qaaday Saadaq Joon
Muqdisho, April 13 2021–Madaxwaynaha Muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa S/G Saadaq Cumar Maxamed (Saadaq Joon) ka...
Midowga Yurub oo diiday Muddo kordhinta baarlamaanka kuna hanjabay tilaabo dheeri ah
Muqdisho, April 13 2021–Ururka Midowga Yurub ayaa si adag uga soo horjeestay tilaabadii sharci darada aheyd ee shalay...
Bulshada rayidka oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Golaha Shacabka
Muqdisho, April 13 2021–Bulshada rayidka ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan tallaabada uu qaaday Golaha Shacabka ee muddo...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Muqdisho, April 13 2021–Alle ha u Naxariistee waxaa dalka Koonfur Afrika lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi...