Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Howlgal laga sameeyay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Ammaanka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka sameeyeen...
Bashiir BarreApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee QM oo ku baaqay in dib loogu laabto Heshiiskii 17-kii September

Wakiilka Joogtada ah ee Qaramada Midoobay u jooga dalka Vitnam ahna Gudodomiyaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay  Amb,...
Bashiir BarreApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga Amniga Midowga Afrika oo shaaciyey in Golaha uu diyaar u yahay dhexdhexaadinta dhinacyada Soomaalida.

April 22-2021  Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika Ambassador Bankole Adeoye ayaa war csuub kaso saaray xaaladda...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xaalada Garoonka oo caadi ku soo Noqotay kadib Markii uu gaaray taliyaha hay’adda socdaalka jinsiyadaha, Maxamed Aadan Koofi..

April 22-2021  Waxaa Goor dhawayd dib u bilaawday Howlihii shaqo ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe

April 22-2021  Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe, waxaana weerarkaas ku dhaawacmay labo...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo manta shir deg deg ah ka yeelanaya ismari waaga ka taagan doorasha Soomaaliya

April 22-2021  Waxaa maanta la filayaa in Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ay shir deg deg ah...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dad lagu laayay dalka DR congo iyo kooxo Hubeysan oo qabsaday meel aan ka fogayn.

April 22-2021  Warbaahinta dalka DR congo ayaa sheegtay in koox hubaysan ay waqooyiga wadankaasi ay ku dileen 12qof...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Muwadin Somali ah oo goor dhawayd lagu dilay Koonfur Afrika iyo Dilaagii oo la dilay

April 22-2021  Wararka ka imaanaya wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in goor dhawayd lagu dilay Halkaas Muwaadin  Soomaali...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO

April 22-2021 Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Kala carar ka dhacacay Garoonka Muqdisho kadib hay’adaha NISA iyo laanta Socdaalka isku qabteen qof aan Marin baaritaan

April 22-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay halkaas ka dhacday Shaqaaqo dhalisay...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
14631464146514661467