Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Mudug dhanka DG Puntland Cabdiladiif Muuse oo faah-faahiyay howlgallada ka socda Magaalada Gaalkacyo

April 23-2021 Guddoomiyaha Gobolka Mudug dhanka DG Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo la hadlay VOA ayaa faah-faahiyay howlgallada...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Sawir qalbiga taabanaya oo laga qaaday Hooya Hindiya ku nool oo ag fadhida meydka wiilkeeda oo 29 jir ah oo u dhintay Covid 19

April 23-2021 Sawir qalbiga taabanaya oo laga qaaday Hooya Hindiya ku nool oo agfadhida meydka wiilkeeda oo 29...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka “waxay ugu baaqayaan dhammaan dhinacyada Soomaalida inay iska diidaan rabshadaha, dibna u billaabaan wada-hadallada si deg deg ah

April 23-2021 Xubnaha Golaha Ammaanka QM ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay si qoto dheer uga...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Lix cisbitaal oo kuyaal Hindiya ee Delhi oo gebi ahaanba ka dhamaaday Oksijiinkii

. April 23-2021 Lix cisbitaal oo kuyaal caasimadda Hindiya ee Delhi ayaa waxaa gebi ahaanba ka dhamaaday Oksijiinkii...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo taageeray go’aankii Midowga Afrika ee lagu cambaareeyey muddo kororsiga labada sano ah ee Farmaajo iyo golaha shacabka.

April 23-2021 Saacado kadib hadalkii ka soo baxay Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika ee looga soo hor...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka oo u magacaabay Jeffrey Feltman inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka Geeska Afrika

April 23-2021 Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman inuu noqdo ergeyga gaarka ah...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda UK oo taageertay go’aanka Golaha Midowga Afrika ku diiday mudda kordhinta hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya.

April 23-2021 Dowladda Ingiriiska ayaa taageertay go’aanka Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ku cambaareeyay mudda kordhinta hay’adaha dowladda...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

100 qof oo ku dhintay badda Mediterranean ka dib markii ay degtay doon yar oo siday dad muhaajiriin ah

April 23-2021 Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay badda  Mediterranean ka dib markii ay degtay doon yar...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

“ Haddii oksijiin la waayo, dad badan ayaa dhimanaya sida kalluunku uu u dhinto marka biyaha laga soo saaro

April 23-2021 Dad badan ayaa dhintay intii ay sugayeen in oksijiin lala soo gaaro, halka in ka badan...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Taliyaha Qeybta 60aad oo Boqday askar Tababar Miino Baaris ah uga socto Xerada Tababarka UK

April 23-2021  Wararka ka imanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Taliyaha Qeybta 60aad Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
14591460146114621463