Wasiirka Amniga Xundubey oo shir jaraa’id u qabtay Idaacada taageerta Dowlada waqtigeeda dhamaaday oo kaliya..
April 27-2021 Xili abaabul dagaal uu ka socdo Muqdisho loogana soo hor jeedo Dowlada waqtigeeda dhamaaday ayaa waxaa...
Xoghayaha-Guud oo ku baaqay in si dhakhso leh dib loo bubilaabo wada-xaajoodyada isla markaana la gaaro heshiis
April 27-2021 Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa si adag uga hadlay iska hor imaadyada u...
Ciidamada dowladda oo goor dhawayd xirtay dhammaan jidadka soo gala Taalada Daljirka Daahsoon
April 27-2021 Wararka ka imaanaya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamada amniga ay xireen dhammaan jidadka soo...
Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho oo ka billowday barakac xoogan.
April 27-2021 Waxaa sii kordhaya barakaca ka bilaawday saakay Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo...
War deg deg ah: Qax ka bilaawday magaalada Muqdisho iyo Ciidamada Dowlada oo soo buux dhaafiyay Xerada Caga dhiig. iyo xaafada shantageed
. April 27-2021 Waxaa Qax xoogan oo ah kii ugu deg deg babnaa goor dhawayd ka bilaawday Degmooyinka...
Boqortooyada Ingiriiska oo cunaqabateyn saartay 22 shaqsi oo 14 ka mid ah ay u dhasheen Ruushka, kuna lug lahaa kiisas musuqmaasuq
. April 27-2021 Boqortooyada Ingiriiska ayaa cunaqabateyn saartay 22 shaqsi oo 14 ka mid ah ay u dhasheen...
Nin Talyaani ah oo ka guuraya jasiirad uu ku noolaa Kaligiis in ka badan 30 sannadood ka dib cadaadis uga yimid maamulka
. April 27-2021 Nin Talyaani ah ayaa ka guuraya jasiirad uu ku noolaa in ka badan 30 sannadood...
Ciidamada Jeneral Saadaq Joon iyo Jeneral Yuusuf Indhacadde oo fariisimo Cusub ka Samaystay Xaafada Siigaale ee degmada Hodan.
April 27-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa taageersan musharax Madaxweyne...
Barakac saakay ka bilaawday magalada Muqdisho iyo Cabsi Dagaal oo jirta saacadihii la soo dhaafay
April 27-2021 Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Hodon iyo H/wadaag ka socda saacadihii la soo dhaafay barakac...
Ciidamo Hubeysan oo Xoog ku galay xarunta Idaacadda Mustaqbal Qalabkiina bur buriyay.
April 27-2021 Wararka ka imaanaya saakay Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay saakay arroortii...