Taliyaha Ciidanka degmada Shibis Farxaan Jaraaye oo wata gaadiidka dagaalka oo gaaray Agga Mirinaayadda
April 26-2021 Wararka ka imaanaya degmada Shibis ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliiska degmadaasi Farxaan Jaraaye oo wata...
MD Farmaajo ma leeyahay qorshe aan muddo kororsi ahayn?
Laga soo billaabo 12kii April 2021, markii uu baarlamaanka Soomaaliya go’aamiyay in muddo laba sano ah lagu kordhiyo...
UNHCR oo ka hadashay go’aankii ay Kenya ku xireysay xeryaha qaxootiga.
April 26-2021 Masuul sare oo hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa sheegay in dowladda Kenya aysan...
Wararkii ugu danbeeyey Kulan u socdo Midowga Musharixiinta & Wakiilada Beesha Caalamka
Waxaa socda dadaalo ku aadan in Ciidamo AMISOM ah lakala dhex dhigo goobaha shalay illaa xalay isku dhacyada...
Kulan u socdo Midowga Musharixiinta & Wakiilada Beesha Caalamka
Xubno ka tirsan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha iyo Waakiilada beesha caalamka ayaa waxaa xilligaan u socda Shir dhinaca Internetka...
MD Laftagareen oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay xaaladda dalka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Odeyaasha Dhaqanka...
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay oo looga hadlay dagalladii muqdisho.
April 26-2021 Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay dagalladii xalay iyo...
QM oo baaq deg deg ah kasoo saartay dagaalada ka dhacay Muqdisho
Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujisay dagaalada saacadihii la soo dhaafay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo...
Dowladda Soomaaliya & Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixday
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada iyo Shaqo Abuurka ah. Munaasabadda Heshiiska Mashruuca...
Cabdiraxmaan C/Shakuur oo sheegay inay is difaacayaan
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in xalay Ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda...