Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Gobolka Hiiraan oo lagu wado in ay gaaraan wafdi ka socda Dowlada Somaliya

May 23 2021 waxaa lagu wadaa in Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan in ay soo gaaran Wafdi...
QOL ContributorMay 23, 2021May 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Weerar bam-gacmeed oo xalay ka dhacay degmada Kaxda iyo qasaare ka dhashay.

May 23 2021 Warar dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya xaafada  Kaxda oo xalay ka dhacay weerar loo...
QOL ContributorMay 23, 2021May 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

doorashada baarlamanka iyo goleyaasha deegaanka oo si rasmi ah uga bilaabmay Somaliland

May 23 2021 Ololaha doorashada baarlamanka iyo goleyaasha deegaanka oo isku sidkan ayaa maanta si rasmi ah uga...
QOL ContributorMay 23, 2021May 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Koongo oo ugu baaqay dadka deggan goma in ay ka guuraan ka dib markii folkaane weyni ka qarxay.

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga   Koongo oo ugu baaqay dadka deggan magaalada bari ee Goma in ay isaga guuraan ka dib...
QOL ContributorMay 23, 2021May 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ehelada nin ganacsade ah oo Soomaali Kenyan ah oo xaqiijiyey in maydkiisii laga helay meel duur ah

May 23 2021 Ehelada nin ganacsade ah oo Soomaali ah oo la waayey 13 bishan, ayaa xaqiijiyey in...
QOL ContributorMay 23, 2021May 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Kooxda K/cagta Athletico Madrid oo ku guuleysatay horyaalka waddanka Spain ee Laliga.

May 23 2021 Kooxda K/cagta Athletico Madrid ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Spain ee Laliga, kaddib markii ay...
QOL ContributorMay 23, 2021May 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Shirkii arrimaha doorashooyinka federaalka iyo dowlad goboleedyada oo galay maalintiisii labaad

May 23 2021 Waxaa magalada Muqdishi maalintiisii labaad saakay ka bilaawday Shirka wada-tashiga ee arrimaha doorashooyinka ee u...
QOL ContributorMay 23, 2021May 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xafiiska Ilhaan Cumar oo sheegay in shirkadda Facebook ay diiday inay meesha ka saarto xayeysiin

May 22 2021 Xafiiska Ilhaan Cumar ayaa sheegay in shirkadda Facebook ay diiday inay meesha ka saarto xayeysiin...
QOL ContributorMay 22, 2021May 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Siciid Deni iyo axmed Madobe oo caawa kulan gaar ah la leh siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyiga

May 22 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho caawa ka socda kulan dhex maraya Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubaland iyo Puntland...
QOL ContributorMay 22, 2021May 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Rooble “Waxaa maanta maalintii kowad si wanaagsan noogu furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka.

May 22 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maanta ahaa shir guddoonka kulankii ka furmay...
QOL ContributorMay 22, 2021May 22, 2021
Read More
13811382138313841385