Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Galmudug oo tababar Magaalada Dhuusamareeb uga furtay shaqaalaha
May 24 2021 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar Magaalada Dhuusamareeb uga furtay qaar...
Somaliland oo ka soo horjeestay liiska Jaamacado ay dowlada Soomaaliya sheegtay
May 24 2021 Somaliland ayaa ka soo horjeestay liiska Jaamacado ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay aqoonsantahay oo...
Madaxweyne Qoor qoor oo la kulmay danjiraha Dowlada Talyaaniga Alberto Vecchi iyo ku-xigeenkiisa
May 24 2021 Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) ayaa kulan la qaatay danjiraha Dowlada Talyaaniga Mudane...
dalka Kongo kumanaan qof oo ka qaxay guryahooda markii fulkaane ka qarxay buurta Nyiragongo
May 24 2021 Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, kumanaan qof ayaa ka qaxay guryahooda ka dib markii fulkaane...
Deni oo guddiga KMG doorashooyinka Puntland ku bogaadiyay barnaamijka diiwan-gelinta
May 24 2021 Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa markii ugu...
Dagaalkii 11 maalin ee Gaza Israa’iil iyo Xamaa soo guulo ka sheeganaya dagaalkaas
May 24 2021 Kaddib xabbad-joojintii ay ku heshiiyeen Israa’iil iyo dagaal-yahannada Xamaas, Falastiiniyiinta ku sugan Gaza, oo intii...
Taliyaha Xijaar oo isbedello ku sameeyay Talisyada saldhigyada booliska
May 23 2021 Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta isbedello ku...
Priti Patel ” Sumcadda BBC-da waxaa si weyn hoos ugu dhigay Wareysiga Diana
May 23 2021 Xoghayaha arrimaha gudaha UK Priti Patel ayaa sheegtay in sumcadda BBC-da ay si weyn hoos...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo ka hadlay xaalada shirka iyo meesha uu marayo..
May 23 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee...
Man City oo ku guuleysatay caawa tartanka horyaalka Ingiriiska
May 23 2021 Waxaa caawa la soo gabagabeeyay xilli ciyaareedka tartanka horyaalka Ingiriiska iyadoo ay kaalmaha hore ku...