Koofur Afrika oo sheegtay in nooca Delta ee coronavirus uu ku faafayo dalkaas
Axad: June 27 2021 Dolwadda Koofur Afrika ayaa sheegtay in nooca Delta ee coronavirus uu ku faafayo dalkaas,...
Dambi baarayasha Jarmalka oo baarayaan ninkii Somaliga ahaa ee Toreyda dadka ku laayay
\Axad: June 27 2021 Dambi baarayasha ayaa sheegay inay baarayaan haddii xagjirnimo ama dhibaatooyin dhinaca dhimirka ah ay...
Wasiirka warfaafinta Somaliland oo Eedayn u jeediyay Wasiirka Maaliyada somaliya Beyl.
\Axad: June 27 2021 Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo maanta shir jaraa’id ku qabtay...
Dagaalka u dhaxeeya Xuutiyiinta iyo ciidamada Yemen oo ku sii xoogeysanaya
Axad: June 27 2021 Waxaa jira warar sheegaya in in ka badan 100 dagaal yahanno ah lagu dilay...
Magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh oo dadkii dagana uga baxsanayaan xayiraadda coronavirus
Axad: June 27 2021 Dad aad u badan ayaa buux dhaafiyay goobaha gawaarida laga raaco ee magaalada Dhaka...
Qasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Wisil kor u dhaafay dhimashada 30 qof
Axad: June 27 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay Weerar saakay aroor hore...
Laamaha ammaanka Kenya oo soo bandhigay laba ruux oo ay sheegeen in laga qabo tuhunka Afduubkii Nairobi
Axad: June 27 2021 Laamaha ammaanka ee dalka Kenya ayaa soo bandhigay sawirrada laba ruux oo ay sheegeen...
booliska Jarmalka oo shegay Soomaaligii Weerarka Fuliyay laga Helay Mobilkiisa Hadalo Nacayb ah
Axad: June 27 2021 Mas’uuliyiinta dalka Jarmalka ayaa weli baaraya sababta ku kaliftay nin Soomaali ah inuu fuliyo...
Booliska Puntland oo gobolka saanaag ku burburiyey dhalooyin maandooriyaha Khamriga
Axad: June 27 2021 Ciidanka Booliska dowlad goboleedka Puntland ee magaalada badhan ee gobolka saanaag ayaa meel fagaare ah...
Algeria oo xukuumad cusub looga dhawaaqo kadib Doorashadii ka dhacday dalkaas
Axad: June 27 2021 Madaxweynaha dalka Algeria Cabdimajiid Tabuun ayaa soo gabagabeyay latashiyo uu lasameeyay axsaabta siyaada dalkaasi...