Madaxda maamul-goboleedyada oo Magaalada Muqdisho ku soo qulqulaya
Sabti: 26 2021 Waxaa magaalada Muqdisho ku sii qulqulaya madaxda mamaul-goboleedyada, oo la filayo inay ka qyeb galaan...
Siciid Deni oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho
Sabti: 26 2021 Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada...
Shariif Sh.Axmed: “Waa in aan waqti ku bixinno qancinta Walaalaha Waqooyiga”.
Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii 7-aad ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta waxa uu ka hadlay muhiimadda ay...
Somalia oo buuxisay qeybta ugu badan qodobada Axdi qarameedka xuquul Insaan ee QM
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay...
Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool & faah faahin laga helayo
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaana uu...
Qarax goor dhawayd lala beegsaday gawaari uu la socday wasiirka amniga Puntland
Sabti: June 26 2021 Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee Puntland ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax lala...
Qaraxyo lala eegtay mas’uuliyiin ka tirsan Puntland & khasaaro ka dhashay
Qaraxyada oo laba ahaa ayaa waxaa duleedka Deegaanka Bali dhidin ee Gobolka Bari lagula eegtay gaadiid ay la...
Farmaajo oo Maanta Ubax dhigay Taalada Dhagax-tuur ee Magalada Muqdisho
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u...
Qoraaga buugga The New Black Awakening oo sharraxaya tabashooyinka dadka laga tirada badanyahay
Sabti: June 26 2021 Dhawaan waxaa dalka Mareykanka maamuus loo sameeyey, fasaxna laga dhigay maalintiii la soo gabgabeeyey...
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in la kordhin doono howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa ka hadlay howlgallada Ciidamada dowladda ka wadaan degaannada...