Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Faransiiska iyo Mareykanka oo Iran uga digay Bacriminta Hubka Nukliyeerka.

. Sabti: June 26 2021 Dowladaha Faransiiska iyo Mareykanka ayaa Iran uga digay in wakhtigu gaagaabsi ku dhow...
QOL ContributorJun 26, 2021Jun 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Nin toorey ku hubeysan Somali ah oo dad caddaan ah ku dilay dalka Jarmalka.

. Sabti: June 26 2021 Nin toorey ku hubeysan ayaa la soo sheegayaa inuu dad caddaan ah ku...
QOL ContributorJun 26, 2021Jun 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Derek Chauvin oo ahaa Askarigii dilay George Floyd oo lagu xukumay 20 sano xabsi ah.

Sabti: June 26 2021 Dalka Maraykanka oo bilooyinkii la soo dhaafay ay ka socotay Dacwad ka dhan ah...
QOL ContributorJun 26, 2021Jun 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

WHO oo sheegtay in Afrika ay la kulmayso mowjad saddexaad oo cudurka COVID-19 ah.

Jimco: June 25 2021 Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in Afrika ay la kulmayso mowjad saddexaad...
QOL ContributorJun 25, 2021Jun 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

booliska Kenya oo sheegaya in ay ku raadjoogaan xubno ka tirsan Al-shabaab

Jimco: June 25 2021 Saraakiil ka tirsan booliska Kenya ayaa sheegaya in ay ku raadjoogaan xubno ka tirsan...
QOL ContributorJun 25, 2021Jun 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Jimco: June 25 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa...
QOL ContributorJun 25, 2021Jun 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir oo soo gaaray Muqdisho.

Jimco: June 25 2021 Waxaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir Abdille Mohamed oo kamid...
QOL ContributorJun 25, 2021Jun 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Turkiga oo wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu ka hirgeliyo

Jimco: June 25 2021 Turkiga ayaa wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu...
QOL ContributorJun 25, 2021Jun 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Poland oo sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Afgaanistaan

Jimco: June 25 2021 Andere Duda Madaxweynaha Poland ayaa sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Afgaanistaan dhamaadka bisha...
QOL ContributorJun 25, 2021Jun 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo ku soo wajahan Muqdisho

Jimco: June 25 2021 Waxaa lagu wadaa in Muqdisho ay soo gaaraan Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni...
QOL ContributorJun 25, 2021Jun 25, 2021
Read More
13011302130313041305