Wasiirka arimaha dibadda Israa’iil oo booqasho labo maalmood ah ku jooga imaaraadka carabta
Talaado: June 29 2021 Wasiirka arimaha dibadda Israa’iil Yair Lapid, ayaa booqasho labo maalmood ah ku jooga dalka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga Dib u heshiisiinta Gedo
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo ka kooban afar xubnood oo...
Golaha Wadatashiga oo soo saaray jadwal doorasho iyo go’aano kale
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray jadwal cusub oo loo dejiyey doorashada Soomaaliya iyo go’aano ay ku gaareen...
Saraakiil ka socota Howlgalka Africom oo gaaray Gobolka Gedo
Waxaa degmada Doolow ee Gobolka Gedo Maanta gaaray sarakiil sare khabiiro iyo macalimiin ka socotay Taliska Howlada Mareykanka...
Wararkii ugu dambeeyay shirka wadatashiga doorashooyinka oo la soo geba-gabeynayo
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda shirka Golaha wadaashiga doorashooyinka, kaas oo uggu dambeyn maanta lagu wado in...
Wararkii ugu dambeeyey ee Tigray iyo go’aan kasoo baxay mucaaradka
Hoggaamiyayaasha mucaaradka Tigray ayaa wacad ku maray inay “cadowga” ka saari doonaan gobolka, taasi oo muujineysa in dagaalka...
Somalia & Turkiga oo ka wada hadlay fulinta heshiiska ay galeen
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa Talaadada maanta xafiiskiisa ku...
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo xukun adag lagu riday
Maxkamada ugu sarreysa dalka Koonfur Africa ayaa madaxweynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma ku xukuntay 15 bil oo...
Ciidamada iskudhafka ee Magaalada Gaalkacyo oo heegan la geliyay
Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Puntland Maxamuud Cabdinuur Aaden iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Gobalka Mudug Maxamed Xasan...
Mucaaradka Tanzania oo ka soo soo horjeestay xanibaadyo lagu soo rogey
Talaado: June 29 2021 Hoggaamiye mucaarad ah oo reer Tanzania ah, ayaa sheegay inuu kasoo horjeesan doono shuruuc...