Golaha Wadatashi ee Doorashada Soomaaliya oo soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya
Talaado: June 29 2021 Golaha Wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay...
madaxweynihii hore ee K/afrika Jacob Zuma oo lagu xukumay 15 bil oo xabsi ah.
Talaado: June 29 2021 Maxkamada ugu sarreysa dalka South Africa ayaa madaxweynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma ku...
shirka golaha wada-tashiga qaranka oo galay maalintiisii labaad iyo arimaha looga hadlayo
Talaado: June 29 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in saakay uu mar...
Itoobiya oo ku dhawaaqdey xabad joojin hal dhinac ah Xili Dabaaldagyo ka socdaan xarunta gobolka Mekelle
Talaado: June 29 2021 Dowladda federaalka Itoobiya, ayaa ku dhawaaqdey xabad joojin hal dhinac ah, iyadoo taasi ay...
Dowladda Tanzania oo si buuxda shaaca ugga qaadey xaaladda cudurka covid19 ee dalkaasi.
Talaado: June 29 2021 Dowladda Tanzania, ayaa markii uggu horeysay muddo sanad ah si buuxda shaaca ugga qaadey...
Boqorka Eswatini oo lagu soo waramayaa inuu isaga baxsadey dalka Swaziland
Talaado: June 29 2021 Boqorka Eswatini oo lagu magacaabo Mswati III, ayaa lagu soo waramayaa inuu isaga baxsadey...
Xildhibaan ka tirsan DR Congo oo loo xirey gaf uu u geystay Madaxweynahav Dalkaasi
Talaado: June 29 2021 Xildhibaan Jean-Bosco Assamba oo u dhashey dalka Cong DR, ayaa loo xirey gef iyo...
Somali wax ka dhigta kuliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Mekelle gobolka Tigray
Talaado: June 29 2021 Maxamed Axmed, oo dhigta kuliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Mekelle gobolka Tigray ee dalka Itoobiya,...
Faarax Macalin oo ka hadlay dib usoo celinta xiriirka wadamada Soomaaliya iyo Kenya.
Talaado: June 29 2021 Siyaasiga caanka ah ee Faarax Macalin Dawaar oo mar soo noqday guddoomiye ku xigeenkii...
Kiisaska COVID-19 ee dalka Canada oo hoos u dhacay ku yimid
Talaado: June 29 2021 Kiisaska maalinleha ah ee COVID-19 ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa lagu soo...