booliska degmada Kaaran oo soo qabtay burcad hubeysan
Khamiis: july 8, 2021 Ciidamada booliska degmada Kaaran ayaa baaritaan ay ka sameeyeen Xaafada Jamhuuriya ee degmadaasi waxaa...
Booliska Haiti oo dilay afar qof oo ay sheegeen inay ka dambeeyeen dilka madaxweyne Jovenel Moise
. Khamiis: july 8, 2021 Booliska dalka Haiti ayaa dilay afar “calooshood u shaqeystayaal” oo ay sheegeen inay...
Rooble iyo Axmed Madoobe oo si wadajir ah u guddoomiyey shirka wasiirada Jubbaland
. Khamiis: july 8, 2021 Wararka ka imaanaya maanta magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha xukuumadda fedeeraalka...
Siyaasiga C/nuur Darmaan oo shirar kula leh Magaalada Nairobi Xubno ka tirsan Beesha caalamka
. Khamiis: July 8, 2021 Waxaa magaalada Nairobi maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa siyaasiga C/nuur axmed Darmaan...
Qaramada Midoobay oo si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii Haiti
Khamiis: July 8, 2021 Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii...
Ciidamada jooga isgoyska Ex-Control Balcad oo toogtay nin Hubeysan oo Weerar ku soo qaaday
Khamiis: July 8, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dil ay Ciidamada amaanka u geesteen nin...
Puntland oo Galmudug ku wareejiyay raashin iyo shidaal ciidamada Galmudug ee dagaalka kula jira Al-shabaab.
Khamiis: July 8, 2021 Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta mas’uuliyiinta Galmudug ku wareejiyay taakulo ka kooban...
Warbaahinta Kenya oo si weyn u hadal haya burcad telefoon ka dafeen nin boolis ah oo Tarafik ah
Khamiis: July 8, 2021 Dadka adeegsada baraha bulshada ee caasimadda Nairobi ayaa si weyn u hadal haya fal...
Wasaaradda kalluumeysiga oo jawaab kulul siiyay Hay’adda Global Initiative
Khamiis: July 8, 2021 Wasaaradda kalluumeysiga xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay warbixin dhowaan kasoo baxday Global Initiative...
Khilaafka iyo xiisada u dhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatka
Khamiis: July 8, 2021 Khilaafka iyo xiisada udhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatka oo muddo dheer xulufo ku ahaa...