Ciidamada Puntland iyo Daacish oo ku dagaalamay buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari
Jimco: July 9, 2021 Wararka ka imaanaya buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaa shalay iyo...
Koox ku taqasustay khaarijinta ciidamada Colombia oo ka dambeeyay dilkii madaxweynihii Haiti
Jimco: July 9, 2021 Koox ku taqasustay khaarijinta iyo shirqoollada dilka, oo u badnaa askar howlgab ka noqotay...
Biden “ Dadka reer Afghanistan go’aan ha ka gaaraan mustaqbalka dalkooda
Jimco: July 9, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa si adag u difaacay go’aankiisa ah inuu ciidamada militariga Mareykanka...
Muwaadin u dhashay Soomaali oo laga soo masaafuriyay Filand
Jimco: July 9, 2021 Laanta socdaalka ee dalka Finland ayaa waxaa lagu amray in ay dalka ka masaafuriso...
Magaalada Galdogob oo Google Maps ku sheegay in ay ka mid tahay Itobiya.
Jimco: July 9, 2021 Wadanka Soomaaliya oo mudo dheer ku jiray dhibaatooyinkii ay keeneen dowlad burburku, waxaa dhinacyada...
Rooble oo la kulmay ciidamada Taliska qeybta 43-aad ee ka howlgala Jubbooyinka
Jimco: July 9, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ciidamada Taliska qeybta...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo ka qeyb-galay shirkii Wasiirada Ganacsiga Afrika
Jimco: July 9, 2021 Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa maanta...
Maamulka Jubaland oo ka hadlay sababta ay Cabdi Cali Raage ugu diideen Kismaayo.
Jimco: July 9, 2021 Cabdi Cali Raage oo sheegay in uu yahay musharax xildhibaan oo diyaarad uu saarnaa...
Jeneral Xijiaar oo Kismaayo kula kulmay saraakiisha ciidamada booliska Jubbaland
Jimco: July 9, 2021 Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliya Jeneral Cabdi Maxamed Xasan Xijiaar ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay...
Joe Biden oo difaacay go’aankiisa uu ciidamada ugala baxayo Afghanistan
Jimco: July 9, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay go’aankiisa uu ciidamada milatariga ugala baxayo Afghanistan, isagoo...