Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Cagjar oo sheegay in dagaalka ka socda Itoobiya uu u dhaxeeyo argagixisada TPLF iyo dawlada

. Khamiis: July 15 2021 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Prof. Cabdelcasiis Maalinguur oo Muqdisho ku geeriyooday

Khamiis: July 15 2021 Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof. Cabdelcasiis Maalinguur oo...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamo uu hogaaminayo Genaraal Saadaq John oo gaaray deegaanka xinlabi ee gobolka Mudug

. Khamiis: July 15 2021 Ciidamo uu hogaaminayo Taliyihii hore ee booliska gobolka Banaadir Genaraal Saadaq Cumar Xasan...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cali Guudlaawe oo kulan la qaatay shirkada ku howlan dhismaha wadada laamiga Muqdisho iyo Jowhar.

. Khamiis: July 15 2021 Madaxweynaha Dowladda Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Daadad ku dhuftay dalka Jarmalka oo ay ku dhinteen ku dhawaad 50 qof iyo Hanti ku bur burtay.

. Khamiis: July 15 2021 Daadad xoog badan oo ku dhuftay dalka Jarmalka ayaa waxaa ku naf waayay...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiir Amniga Puntland oo ka hadlay Dagaalada Ciidamada Puntland la Galeen daacish

. Khamiis: July 15 2021 Wasiir Gallan ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay guulo waaweyn ka gaareen dagaaladaas,...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

LinkedIn: “Waxaan si kaftan ah u jabsaday xogta 700 oo milyan oo qof”

Khamiis: July 15 2021 Xog intee dhan ayaad bogagga baraha bulshada ay ku xiriirto soo dhigtaa? Sida Magaca,...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha HirShabeelle oo la kulmay madaxweynihii hore ee Shariif Sheekh Axmed

Khamiis: July 15, 2021 Madaxweynaha maamulka HirShabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyey rabshadaha Koonfur Afrika

Khamiis: July 15, 2021 Dowladda Koonfur Afrika ayaa Arbacadii dalbatay 25,000 oo askari oo lagu xakameeyo rabshadaha ka...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Bush ‘oo khalad ku tilmaamay ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan

Khamiis: July 15, 2021 Madaxweynihii hore ee Mareykanka George W. Bush oo ahaa madaxweynihii ciidamada Mareykanka u diray...
QOL ContributorJul 15, 2021Jul 15, 2021
Read More
12491250125112521253