Madaxweyne Salva Kiir Mayardit oo waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya
Arbaco: July 14, 2021 Madaxweynaha dalka Koonfurta Suddan Salva Kiir Mayardit, ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub...
Midowga Yurub oo shaaciyay qorshe wax looga qabanayo isbadelka cimillada
Arbaco: July 14, 2021 Madaxa isbadalka cimillada ee Midowga Yurub, Frans Timmermans, ayaa waxa uu ku dhawaaqay qorshe...
Xidigga Barcelona Messi oo ogolaaday inuu kooxdaasi sii joogo
. Arbaco: July 14, 2021 Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa waxa uu ogolaaday inuu sii joogo kooxda Barcelona isagoo...
Ururka Taalibaan oo calanka ka taagay magaalo istaraatiiji ah oo ku taal xadka Pakistan
Arbaco: July 14, 2021 Ururka Taalibaan ayaa sheegay inuu qabsaday magaalada istaraatiijiga ah ee Spin Boldak ee ku...
dukaamada iyo kaalmaha shidaalka ee magaala xeebeedka Durban ee Koonfur Afrika
Arbaco: July 14, 2021 Safaf dhaadheer ayaa waxa ay ka samaysmeen dukaamada iyo kaalmaha shidaalka ee magaala xeebeedka...
Naledi Manyoni “ Waxa kaliya ee aan samayn karay ayaa ahaa inaan aamino
Arbaco: July 14, 2021 Hooyada canugeeda u soo tuurtay dad badan oo hoos taagnaa dhisme uu qiiq ka...
Wasaaradaha Waxbarashada DFS & Dowlad Goboleedyada oo heshiis kala saxiixday
Magaalada Garoowe waxaa maanta kusoo xirmay shir looga hadlayay tayeynta iyo daadejinta adeegga Waxbrashada Soomaaliya, si gooni ah...
Guddiga dib u heshiisiinta oo ay ka maqan yihiin xubnaha Jubbaland oo gaaray Garbahaarey
Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo waxa gaaray guddiga dibu heshiisiinta ee ka socda maamul goboleedyada xubnaha ka...
Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaal degaan ku yaal duleedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan...
Abiy Axmed oo wacad ku maray in uu iska caabin doono Kooxda TPLF
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta wacad ku maray inuu iska caabin doono weerarada “cadowga” Ethiopia, kadib...