Madaxweynaha Afganistan oo booqasho ku tagayo Caasimadda dalka Iran ee Tehraan
Khamiis: August 5, 2021 Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Qaani ayaa la filayaa inuu maanta booqasho ku tago Caasimadda...
Muqdisho waxay safka hore uga jirtaa magaalooyinka hal abuurka leh ee Bariga Afrika
Khamiis: August 5, 2021 Taxanahayaga waraaqaha ka imanaya suxufiyiinta Afrika, Ismaaciil Caynashe wuxuu iftiiminayaa hibada farshaxanka ee inta...
Wasiir Bayle oo ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika Bangiga Aduunka iyo haya’adda IMF.
Khamiis: August 5, 2021 Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuummada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa ka qayb galay shirka...
Madaxweynaha Puntland oo xalay kulamo ku saabsan Arrimaha Doorashada Aqalka Sare la yeeshay Baarlamanka
Khamiis: August 5, 2021 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulamo ku saabsan Arrimaha Doorashada Aqalka Sare,...
Weerarkii Markabka Shidaalka ‘sirdoonka Iiraan Weerareen
Khamiis: August 5, 2021 Waxaa sii xoogeysanaya carada ka dhalatay weerarkii lagu qaaday markab shidaal oo dalalka reer...
Qaraxyadii 1998: Sidoo loo wajahay raadinta raggii fuliyay weeraradii 1998?
Khamiis: August 5, 2021 23 sano ka hor bishan oo kale waxaa dhacay labo weerar oo kooxo argagixiso...
Booliska Ingiriiska oo xiray shimbir la sheegay inay sababtay saxmad laga dareemay waddo ku taalla dalkaas
Arbaco: August 4, 2021 Booliska Ingiriiska ayaa xiray shimbir la sheegay inay sababtay saxmad laga dareemay waddo ku...
Zuma oo xabsiga laga sii daynayo maalmaha soo socda
Arbaco: August 4, 2021 Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa Talaadada nagu soo aadan laga sii...
Janan sare oo isku dayey inuu jagada ka tuuro Riek Machar
Arbaco: August 4, 2021 Janan sare oo katirsan dalka Koonfurta Sudan, ayaa ku dhawaaqey isaga qudhiisa inuu yahay...
Suudaan oo ku biiraysa Dowladaha ku jira maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC
Arbaco: August 4, 2021 Golaha wasiirada Suudaan ayaa si wadajir ah ugu codeeyay hindise sharciyeed u horseedayo dalkan...