Maleeshiyaadka TPLF oo gacanta ku dhigay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada
Jimco: August 6, 2021 Fallaagada ka dagaalanta gobolka Tigray ee waqooyiga waddanka Itoobiya ayaa waxa ay la wareegeen...
Israel oo xoojisay duqeymo ay ka fulineyso Dalka Lubnaan
Jimco: August 6, 2021 israel ayaa sii xoojisay duqeymo cirka ah oo ay ku qaaday dalka Lubanaan, ayada...
Safiirkii kuuriya ee Soomaaliya oo ka sheekeeyay wixii ku qabsaday Muqdisho 1991-kii
khamiis: August 5, 2021 Maalmahan waxaa si weyn loo hadal hayay filim laga sameeyay xaaladdii diblomaasiyiinta labada Kuuriya...
Rooble oo shir guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada oo ka warbixiyay doorashada Aqalka Sare, iyo go’aanka khilaafka guddiga Somaliland.
Khamiis: August 5, 202 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble oo maanta shir guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada...
Shirka golaha wasiirada oo looga hadlay qaraxii lala beegsaday kooxda kubadda cagta JCCI
Khamiis: August 5, 202 Shirka golaha wasiirada Jubbaland oo uu maanta shir guddoomiyey madaxweyne ku xigeenka koowaad ee...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo si kulul uga hadlay dad uu ku sheegay musharraxiin xilal raadinaya oo is hubeynaya.
Khamiis: August 5, 202 Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed “Laftagareen” ayaa si kulul uga hadlay...
Turkiga oo wajahayaa dabkii ugu xumaa ee ka kaca keymaha dalkaasi muddo tobanaan sanadood
Khamiis: August 5, 202 Dalka Turkiga ayaa waxa uu wajahayaa dabkii ugu xumaa ee ka kaca keymaha dalkaasi...
Masuulinyiin ka tirsan mamaulka gobalka Hiiraan kan dagmada Baledweyne iyo taliska booliska degmada
Masuulinyiin ka tirsan mamaulka gobalka Hiiraan kan dagmada Baledweyne iyo taliska booliska degmada ayaa kormeeray kawaan cusub oo...
Madaxweynihii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida
khamiis August 5, 2021 Madaxweynihii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xilka...
Al-Shabaab oo shalay gelinkii dambe nin da’ah ku toogatay fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur
Khamiis: August 5, 2021 Al-Shabaab oo shalay gelinkii dambe nin da’ah ay ku toogtay fagaare ku yaalla degmada...