Taliban oo dishay madaxa xarunta warbaahinta dowladda Afghanistan
Jimco: August 6, 2021 Kooxda Taliban ayaa Jimcaha maanta ah toogasho ku dishay madaxa xarunta warbaahinta dowladda ee...
Tunisia oo xabsi guri galisay mas’uul sare oo ka tirsan kooxda qunyar socodka
Jimco: August 6, 2021 Wasaarada arimaha gudaha dalka Tunisia ayaa xabsi guri galisay mas’uul sare oo ka tirsan...
Hubka Casriga ah: Maxaad ka taqaanna diyaaradaha dagaalka ee Jiilka lixaad oo Mareykanka iyo Shiinaha ay ku tartamayaan?
Jimco: August 6, 2021 Mareykanka iyo Shiinaha waxaa ka dhex billaabmay tartan ay ugu jiraan sameynta diyaaradaha dagaalka...
Baadiyow: “Taariikhdu yeey naga xumaan oo damacu na indha tirin”.
Moqdisho,August 06, 2021 —Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow ayaa qoraal uu ku daabacay Bartiisa Twitter-ka waxa uu uga hadlay cabashada...
Booliska AMISOM oo lagu wareejiyay gaadiid loogu talagalay amniga doorashooyinka
Moqdisho,August 06, 2021 —Ilaa 11 Gaari oo loogu talo galay howlgalka sugida Amniga doorashooyinka socda ayaa waxaa lagu wareejiyay...
Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay degaano horleh
Moqdisho,August 06, 2021 —Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay degaano horlehCiidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa saaka gaaray...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhexda u galay khilaaf siyaasadeed oo Doorasho iyo mid maamul
Moqdisho,August 06, 2021 —Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhexda u galay khilaaf siyaasadeed oo Doorasho iyo mid maamul...
Galmudug oo sheegtay inay xaqiijiyeen Amniga degaan lagala wareegay Al-Shabaab
Wasiirka Amniga ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Camaara laga hirgelin...
Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Moqdisho,August 06, 2021 —Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada...
Galmudug oo Gacanta ku dhigtay Nin dil ka geystay Waqooyiga Gaalkacyo
Moqdisho,August 06, 2021 —Ciidanka Booliska gobolka Mudug ee Maamulada Puntland iyo Galmudug oo iskaashanaya ayaa ku guuleystay soo qabashada...