Ra’iisalwasaare lagu dakhray caasimadda dalkiisa
Sabti: August 7, 2021 Ra’iisalwasaaraha dal yar oo ku yaal Kariibiyaanka ayaa isbitaal la dhigay kaddib markii lagu...
Daalibaan oo qabsatay magaalada Zaranj ee gobolka Nimruz ee Afgaanistaan
Sabti: August 7, 2021 Daalibaan waxay qabsadeen magaalada Zaranj ee gobolka Nimruz ee Afgaanistaan, taasoo ka dhigaysa caasimaddii...
doorashada hoggaanka guddiga maamulaya doorashada xildhibaanada gobollada waqooyi oo lagu muransan yahay
Sabti: August 7, 2021 Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada...
Mareykanka oo liiska argagixisada caalamiga ah ku daray xubno Cali Dheere iyo Cabdulqaadir Ikrima
Sabti: August 7, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixisada caalamiga ah ku dartay afhayeenka maleeshiya Al-shabaab Cali Maxamed...
Garab ka mid ah Guddiga doorashada Somaliland oo diiday inay berri ka qeyb galaan doorasho
Jimco: August 6, 2021 Garab ka mid ah Guddiga doorashada Somaliland ayaa diiday inay berri ka qeyb galaan...
Wax ka ogow shanta qori ee riddada dheer ee ugu halista badan
Jimco: August 6, 2021 Qoryahan halista ah ee riddada dheer ee shiishka loo adeegsado waxaa laga yaabaa inaad...
Kalluun ‘ilko bani’aadan leh oo laga helay Mareykanka
Jimco: August 6, 2021 Kalluun dhif iyo naadir ah oo leh ilko u ek kuwa bani’aadanka ayaa lagu...
Lionel Messi: Ma si dhab ah ayuu u dhammaaday waayihii weeraryahanka reer Argentine ee Barcelona?
Jimco: August 6, 2021 Messi ma sii joogi doono”. Bayaan ay maamulka kooxda Barcelona shaaciyeen wax yar ka...
Xus loo Qabtay sanad-guurada Bam-kii Nukliyeerka ee Magaalada Hiroshima
Jimco: August 6, 2021 Magaalada Hiroshima ee dalka Japan ayaa Jimcaha maanta ah xustay sanad-guuradii 76-aad ee ka...
Jabhad Tigray oo diiday baaqii Mareykanka ee ahaa in ay ciidamadeeda ay kala baxdo
Jimco: August 6, 2021 Jabhadda gobolka uu dagaalku halakeeyay ee Tigray ee dalka Ethiopia ayaa Jimcaha maanta ah...