Laftagareen oo dhaliilay sida lagu dhisay Aqalka Sare
Moqdisho,August 17, 2021 —Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa sheegay in si deg deg ah oo...
Shaqaale Ajaanib ah oo muddo 8 bilood ah ku xayiran Soomaaliya
Moqdisho,August 17, 2021 —13 shaqaale kalluumaysi oo u dhashay dalka Indonesia ayaa la sheegay inay ku xayiran yihiin Soomaaliya...
kalluumaysato u dhalatay Indonesia oo la sheegay inay ku xayiran yihiin Soomaaliya
Talaado: August 17, 2021 13 shaqaale kalluumaysi oo u dhashay dalka Indonesia ayaa la sheegay inay ku xayiran...
Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga oo waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay
Talaado: August 17, 2021 Danjiraha Cusub ee dhowaan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya u magacaawday dalka Sacuudiga ayaa...
Maraykanka oo ka digay Weerar Daliban ku qadan Ciiddanka Maraykanka ee ku sugan Garoonka Kabul.
Talaado: August 17, 2021 Afhayeenka Taliska Dhexe ee Ciiddanka Maraykanka (CENCOMAND) ayaa sheegay inay heleen Xog Xasaasi ah...
Ciidamada Afganistan oo wata Diyaarado dagaal oo baxsaday
Talaado: August 17, 2021 Qaar kamid ah ciidamada Milatariga dalka Afganistan ayaa bilaabay in dalka ka baxsadaan kadib...
Arrin argagax leh oo ka dhacday garoonka Kabul & Warbaahinta oo hadal heysa
Talaado: August 17, 2021 Dhacdooyin argagax leh ayaa laga soo sheegayaa garoonka diyaaradaha ee Kabul iyadoo kumanaan dad...
Askar Turkish Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Waqooyiga Iraq
Talaado: August 17, 2021 Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee Turkiga ayaa lagu sheegay in 3...
Shiinaha oo lagu eedeeyay in xabsi qarsoodi ah oo lagu xiro Muslimiinta Uyghurs uu ka dhistay Dubai
Talaado: August 17, 2021 Gabar dhallinyaro ah oo u dhalatay waddanka Shiinaha ayaa sheegtay in muddo sideed maalmood...
Taalibaan oo cafis guud u fidisay dhammaan mas’uuliyiinta dowladdii Afghanistan
Talaado: August 17, 2021 Kooxda Taalibaan ayaa cafis guud u fidisay dhammaan mas’uuliyiinta dowladdii Afghanistan, iyagoo ku boorriyay...