Mareykanka oo sheegay in 500 oo askari oo dheeraad ah loo diray garoonka diyaaradaha ee Kaabul
Isniin: August 16, 2021 Wasaaradda gaashaandhiga Mareykanka ayaa sheegtay in 500 oo askari oo dheeraad ah loo diray...
Madaxweynihii hore ee Afgaanistaan Xamiid Karzai oo xiriir la sameeyay ururka Daalibaan
Isniin: August 16, 2021 Madaxweynihii hore ee Afgaanistaan Xamiid Karzai ayaa xiriir la sameeyay ururka Daalibaan,si xaaladda dalka...
Waa kuwee lixda hogaamiye ee ugu muhiimsan Taliban?
Isniin: August 16, 2021 Taliban ayaa magaalada Kabul kula dagaalamaysay dowladda Afghanistan oo reer galbeedku taageeraan tan iyo...
SAWIRO: RW Rooble oo gaaray Masar
Moqdisho,August 16, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira...
Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo degaano la wareegay
Moqdisho,August 16, 2021 —Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug iyo kuwa degaanka ayaa manta howlgal kula wareegay Saldhiga Xubno ka...
Saraakiil ku biireysa dagaalka Gobolka Mudug oo gaaray Gaalkacyo
Moqdisho,August 16, 2021 —Garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa maanta lagu Soo dhaweeyey Saraakiil ka tirsan...
Mareykanka oo la wareegay amniga garoonka Kaabuul
Moqdisho,August 16, 2021 —Muuqaalo argagax leh ayaa laga soo qaaday garoonka diyaaradaha ee Kabul iyada oo dadka ka quustay...
Yusuf Dabageed oo Booqday meelaha Loogu Talo galay doorashooyinka ee Beledweyne
Isniin: August 16, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Hirshabelle Yuusuf...
Kulankii Midowga Musharaxiinta oo laga soo saaray war murtiyeed
. Isniin: August 16, 2021 . Kulan saddex maalmood socday oo ay Muqdisho ku yeesheen Golaha Midowga Musharaxiinta...
Ciidamada taalibaan oo Hub badan ka qabsaday dowladda Afghanistaan
Isniin: August 16, 2021 Tan iyo bilowgii sannadkan, dagaalyahannada Taalibaan waxay la wareegeen qalab milateri oo ay ka...