Mareykanka oo sheegay inay baarayaan Duqaymo daraad ay ka gaysatay Kabul in ay shacab ku dhinten.
Talaado: August 31, 2021 Wasaaradda arimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay inuusan muran ka jirin in dad rayad ah...
Gudoomiyaha Degmadda Matabaan oo Magacaabay 4 kamid ah Agaasimayaasha Maamulka
Talaado: August 31, 2021 Gudoomiyaha Degmadda Matabaan ee Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Shiikh Maxamuud (Dhobooy) ayaa Magacaabay 4...
Turkiga oo soo bandhigay diyaarad dagaal oo drone ah, taas oo qaadda hub, laguna sameeyay gudaha Dalkaas
Talaado: August 31, 2021 Turkiga ayaa soo bandhigay diyaarad dagaal oo drone ah, taas oo qaadda hub, laguna...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu Soo Xerayay saraakiil
Talaado: August 31, 2021 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ahna Senatorka la soo doortay ayaa dalka...
Mareykanka oo xaqiijiyay in 20 sano kadib joogitaankiisii militari ee Afghanistan uu soo dhammaaday
Talaado: August 31, 2021 Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagaboobay joogitaankoodii militari ee waddanka Afghanistan, waxaan diyaaradihii...
WHO oo sheegtay in sannadkan dad badani Korona ugu dhiman doonaan Yurub
isniin: August 30, 2021 Agaasimaha xafiiska Yurub ee hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in in ragaadka...
Muqdisho”Dad horleh oo COVID-19 ugu geeriyooday”
Moqdisho,August 30, 2021 —Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in...
Wasiir Dubbe oo hakiyay Go’aankii laga cawday ee Tiyaatarka
Moqdisho,August 30, 2021 —Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo AMISOM kala hadlay Amniga doorashada
Moqdisho,August 30, 2021 —Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Sha eelle Cali Guuaawe Xuseen ayaa waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle uu...
Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkii gantaalaada ee Kabul
Moqdisho,August 30, 2021 —Kooxda xiriirka la leh kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee Afqaanistaan, oo sidoo kale loo yaqaan...