Maraykanka oo sheegay in Taalibaan muwaadiniin Maraykan ah ka celisay inay galaan garoonka diyaaradaha kabul
Talaado: August 31, 2021 Shir jaraa’id oo uu goor sii horeysay qabtay, Jeneral McKenzie, oo ah madaxa ciidamada...
Taalibaan oo u dabaaldegtay diyaaraddii ugu dambeysay ee Mareykanku leeyahay ee ka baxday Afghanistaan
Talaado: August 31, 2021 Rasaas dabaaldeg ah oo ay ridayaan Taliban ayaa la maqlayey kadib markii diyaaraddii ugu...
Dowladda Jabuuti oo bilad gudoonsiisay Barkhad Jaamac oo ah xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada Somaliland
Talaado: August 31, 2021 Dowladda Jabuuti ayaa bilad gudoonsiisay Barkhad Jaamac Batuun oo ah xildhibaan ka tirsan golaha...
Cali Guudlaawe oo la filayo in uu goor dhaw soo saaro liiska u tartamaya xubnaha aqalka sare
Talaado: August 31, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen la...
Taalibaan “Hambalyo Afghanistan guushan annagaa iska leh waxaan xiriir wanaagsan la yeelan doonaa Mareykanka iyo caalamka
Talaado: August 31, 2021 Qaar ka mid ah xubnaha hoggaanka Taalibaan ayaa la sheegay inay soo gaareen garoonka...
Wax ka Baro ninka qarsoon oo si weyn saameyn ugu leh maamulka Aqalka looga arrimiyo Ruushka ee Kremlin-ka
Talaado: August 31, 2021 Waxaan halkan idiin kugu soo gudibneynaa warbixin ku saabsan ninka aanan aqoont badan loo...
Wasiir Dubbe oo sheegay in la hakiyey “ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida” Tiyaatarka Qaranka
Talaado: August 31, 2021 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa lagu sheegay in la hakiyey “ijaarka...
Madaxadii caafimaadka Al-Shabaab Gobolka Galgaduud oo isku soo dhiibay Galmudug
Talaado: August 31, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga ee ku sugan gobolka...
Madaxa Taliska Dhexe ee Mareykanka oo ku dhawaaqay dhammaadka howlgalka Mareykanka ee Afghanistan
Talaado: August 31, 2021 Ku dhawaad 20 sano kadib markii Mareykanku ciidamo u diray Afghanistan si ay uga...
Hay’adda Qaramada Midoobay ee ilaalinta deegaanka oo sheegtay in baatroolka lagu daro maadada Lead dunida laga cidhib tiray
Talaado: August 31, 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay ee ilaalinta deegaanka ee magaceeda loo soo gaabiyo UNEP ayaa sheegtay...