Wararkii ugu dambeeyay doorashada Aqalka Sare ee Magaalada Jowhar
Muqdisho | September 15, 2021–Waxaa Maalintii labaad Magaalada Jowhar ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ku matalaya Maamulka...
Shirkii laascanood oo furmay & Guddi looga dhawaaqay
Muqdisho | September 15, 2021–Magaalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa Maanta oo Arbaco ah ka furmay shir...
Ururka Caafimaadka Adduunka oo ka digay faafitaanka COVID-19
Muqdisho | September 15, 2021–Khubaro Caafimaad oo ku takhasusay cudurrada faafa ayaa sheegay in wali dadka dunida ku...
Guddoomiye Mursal oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay Safiirka Sweden
Muqdisho | September 15, 2021–Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Maanta waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay...
Dowladda Turkiga oo cambaareysay qarixii ka dhacay Muqdisho
Muqdisho | September 15, 2021–Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadashay qarixii ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday maqaaxi...
Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ku yaal Shabeellaha Dhexe
Muqdisho | September 15, 2021–Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar madaafiic ah ku...
Cabduweli Gaas oo Farmaajo & Rooble ugu baaqay inay faraha kala baxaan Kiiska Ikraan
Muqdisho | September 15, 2021–Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay khilaafka xoogan...
Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle oo mar kale dooranaya saddex Senator ee Aqalka Sare
Arbaco: September 15, 2021 Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa maanta mar kale dooranaya saddex Senator ee Aqalka Sare ee...
Gaas oo ugu baaqay rooble in uusan ku mashquulin arinta ikraan tahliil iyo warqada Wiiftada ee Villa Somaliya
Arbaco: September 15, 2021 Raysal wasaarihii hore ee soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa mar kale ka hadlay...
Ra’isul Wasaaraha dalka Haiti oo lagu eedeeyay dilkii madaxweynihi hore ee dalka Haiti .
Arbaco: September 15, 2021 Dacwad-oogaha guud ee Haiti ayaa ka dalbaday garsooraha gacanta ku haya kiiska dilkii madaxweynihi...