Qasaaraha Qaraxii ka dhacay agagaarka xalane oo soo kor dhaya ku dhawaad 16 qof oo ku dhimatay
Talaado: September 14, 2021 Waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay qarax qasaare xooggan geestay oo ka dhacey degmada...
Ciidamo isku hor fadhiya xarunta taliska ciidanka NISA ee gobalka Banaadir ee Godka Jilacow
Talaado: September 14, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Ciidamo la sheegay in ay isku hor...
War deg deg ah: Qarax caawa maqribkii ka dhacay meel u dhow albaab laga galo xerada Xalane
Talaado: September 14, 2021 War dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax caawa maqribkii ka dhacay meel u...
India oo ka walaacsan Kashmir kadib guushii Taalibaan
Muqdisho | September 14, 2021–Hoggaamiyayaasha India ayaa si walaac leh u eegaya qabsashada Taalibaan ee Afghanistan, ayaga oo...
Urrurada Bulshada Rayidka oo Afar qodob kasoo saaray khilaafka Farmaajo & Rooble
Muqdisho | September 14, 2021–Urrurada Bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen khilaafka aan weli...
Gobolka Banaadir oo qaaday tallaabo cusub oo ka dhan ah isbitaallada Yardimeli iyo Jaziira
Talaado: September 14, 2021 – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd shaaciyey magacaabista guddi cusub oo ka shaqeynaya Maareynta iyo...
Maamulka Koonfur Galbeed oo shir ka yeeshay la dagaalanka Al-Shabaab
Muqdisho | September 14, 2021–Taliyaha qeybta Booliska Qeybta Gobolka Baay Gaashanle Sare Aamin Maxamed Daruur ayaa Maanta shir...
Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & faah faahin laga helayo
Muqdisho | September 14, 2021–Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka...
Maraykanka oo sheegay in Khatar ugu imaan karto dalal ay ka mid tahay Somalia
Muqdisho | September 14, 2021–Agaasimaha Sirdoonka Qaranka Maraykanka Avril Hanes ayaa hadalkaasi ka sheegtay Shirka sanadlaha ee Amniga...
Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay Gobolka Gedo
Muqdisho | September 14, 2021–Ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira, Millateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa saacadihii la soo...